"Dekedda Berbera, waa Albaabka laga soo galo dalka, Runtii cid kastoo Maalgashanaysaa Jamhuuriyada Somaliland aadbaanu usoo Dhoweynaynaa, gaar ahaan Shirkadan Maanta aynu joogno waanu soo dhoweynayaa".

0
Wednesday April 10, 2019 - 16:39:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1019
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Dekedda Berbera, waa Albaabka laga soo galo dalka, Runtii cid kastoo Maalgashanaysaa Jamhuuriyada Somaliland aadbaanu usoo Dhoweynaynaa, gaar ahaan Shirkadan Maanta aynu joogno waanu soo dhoweynayaa".

    "Dekedda Berbera, waa Albaabka laga soo galo dalka, Runtii cid kastoo Maalgashanaysaa Jamhuuriyada Somaliland aadbaanu usoo Dhoweynaynaa, gaar ahaan Shirkadan Maanta aynu joogno waanu soo dhoweynayaa".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Dekedda Berbera, waa Albaabka laga soo galo dalka, Runtii cid kastoo Maalgashanaysaa Jamhuuriyada Somaliland aadbaanu usoo Dhoweynaynaa, gaar ahaan Shirkadan Maanta aynu joogno waanu soo dhoweynayaa".
Berbera(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan, ayaa shalay khudbad cilmiyeysan ka jeediyey munaasibad baladhan oo ganacsi, oo lagu daahfuray magaalada Berbera.
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu sheegay in dhowaan Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi saxeexi doono goobtii laga dhisi lahaa dhulkii Free zone ka, suuqa ganacsiga xorta ah.
Maareeyaha oo arimaha ka hadlaya waxa uu yidhi. "Dekedda Berbera, waa Albaabka laga soo galo dalka, runtii cid kastoo maalgashanaysaa Jamhuuriyada Somaliland aadbaanu usoo dhoweynaynaa, gaar ahaan shirkadan Maanta aynu joogno waanu soo dhoweynayaa.
Waxa kaloo, aan jecelahay inaan halkan Ka sheego, in dhowaan la furi-doono Free-zon-kii, waxana hadda is diiwaangeliyey in ka badan 400, oo Company, waxanan jecelahay in ganacaatada Somaliland.
Dhowaan, ayuu Madaxweynuhu saxeexi doonaa digreeto Madaxweynena ku dhaqangelinayaa free zone ka ganacsiga xorta ah. Goobtii loo dhisi doono, waa loo cayimaya, inshaha allahu.
Waxaan rajaynayaa in mashaaricda gaar ahaanna Dekeddu inay dhamaato 2020-ka. Shirkadan waxaanu ku boorinaynaa inay iyadduna waqtigaas ku beegto".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured