Madaxweyne Muuse Biixi Oo Luul Jirde Xuseen U Magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka JSL

0
Saturday April 06, 2019 - 21:14:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 93
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Luul Jirde Xuseen U Magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka JSL

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Luul Jirde Xuseen U Magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka JSL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Luul Jirde Xuseen U Magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka JSL
WAREEGTO MADAXWEYNE: 06 /04/2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-292/042019 uu ku magacaabay Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-


Wareegto Madaxweyne

Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
  
Markaan Arkay: Aqoonteeda, Kartideeda iyo Waaya-aragnimadeeda;
 
Markaan ku Qancay:  In ay Hanan Karto Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;
 
Markaan Sameeyey:     La-tashi;

Waxaan Go’aamiyey;

In Dr. Luul Jirde Xuseen Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Guddoomiyaha Guddida Mihnadlayaasha Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland. 

Waxaan uga mahadcelinayaa Guddoomiyihii hore muddadii uu hayey xilka Qaranka.

ALLAA MAHAD LEH 
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured