Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo soo Dhoweeyey Wafti ka socda Jaamacada Bahir Dar University...

0
Tuesday April 02, 2019 - 19:02:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 760
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo soo Dhoweeyey Wafti ka socda Jaamacada Bahir Dar University...

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo soo Dhoweeyey Wafti ka socda Jaamacada Bahir Dar University...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo soo Dhoweeyey Wafti ka socda Jaamacada Bahir Dar University...
Berbera(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa kulan la qaatay Wefti heer sare ah oo ka socday Jaamacada Bahir Dar University ee Dalka Ethiopia iyo Jaamacada Hargeysa oo booqasho ku yimi Dekedda Berbera.
Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi, waxa uu Kala hadlay waftiga aqoonyahanka ahi, sidii ay iskaashi dhaw u wada yeelan lahaayeen, gaar ahaan dhinaca aqoon/Xirfad dhisida Shaqaalaha Dekedda Berbera (Capacity Building)  uu la yeelan lahayn Jaamacada Bahir Dar University si loo kobciyo aqoonta iyo Xirfada Shaqo ee Shaqaalaha Dekedda Berbera. Sidaas waxa lagu sheegay qoraal kooban oo lagu daabacay bogga Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi.
"Waxaannu kulan ku wada qaadanay Xafiiskayga Wefti heer sare ah oo ka socday Jaamacada Bahir Dar University ee Dalka Ethiopia iyo Jaamacada Hargeysa oo Soo gaadhay Dekedda Berbera.
Waxaannu kala Hadalney Weftiga sidii aannu iskaashi dhaw oo dhinaca aqoon/Xirfad dhisida Shaqaalaha Dekedda Berbera (Capacity Building)  uu la yeelan lahayn Jaamacada Bahir Dar University si loo kobciyo aqoonta iyo Xirfada Shaqo ee Shaqaalaha Dekedda Berbera".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured