Musharaxa Madaxweynaha Waddani Md. Cirro Diblumaasiyiin Xilal sare Haya kula Kulmay Caasimadda Labaad ee Dalka Finland ee TURKU,

0
Tuesday March 26, 2019 - 20:27:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Madaxweynaha Waddani Md. Cirro Diblumaasiyiin Xilal sare Haya kula Kulmay Caasimadda Labaad ee Dalka Finland ee TURKU,

    Musharaxa Madaxweynaha Waddani Md. Cirro Diblumaasiyiin Xilal sare Haya kula Kulmay Caasimadda Labaad ee Dalka Finland ee TURKU,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharaxa Madaxweynaha Waddani Md. Cirro Diblumaasiyiin Xilal sare Haya kula Kulmay Caasimadda Labaad ee Dalka Finland ee TURKU,
TURKU(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) oo shalay booqasho  ku tegey caasimadda  labaad ee dalka Finland ee TURKU, ayaa waxa uu  kulamo  la yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wada-shaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turku  ee xisbiyada  National Coalition Party , Social Democratic party and Greens party. 
1. Gudoomiyaha Golaha deegaanka  ee Magaalada ee Turku , Finland  una sharaxan Golaha Baarlamaanka ee Finland doorahsda bisha April ee sanadkan Elina Rantanen
2. Duqa Magaalada Turku  Finland,  Minna Arve 
3. Gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka ee Turku , Finland Seppo Lehtinen
Kulamadaas waxa goobjoog ka ahaa xildhibaan Roda  xubin golaha deegaanka Turku iyo xubin guddida fulinta maamulka magaalad Turku. 
Waxaana gudoomiyahu uga mahad naqay madaxdan oo qaarkood hore Somaliland u yimaadeen isla markaana xaalada somaliland aad ula socda,  sida joogtada ah ee ay ula garab joogaan taageerda dalka finland u fidiyo somaliland. Iyadoo Finalnd ay kaalmo badan u fidiso somaliland oo ay ka mid yihiin mashaariicda caafimaadka ee FINNSOM iyo kuwa Tb da ee somaliland laga fuliyo.
Kulankan mahadnaqa iyo is waraysiga isugu jiray waxuu ku soo gebogeboobay in Magaalada Turku ay sii wadi doonto taageerada ay Somaliland u fidiso.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured