"Wargelin; Isticmaalka Kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda Saacadaha Shaqada". Hayada Shaqaalaha dawlada Somaliland.

0
Tuesday March 26, 2019 - 19:23:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Wargelin; Isticmaalka Kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda Saacadaha Shaqada". Hayada Shaqaalaha dawlada Somaliland.

    "Wargelin; Isticmaalka Kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda Saacadaha Shaqada". Hayada Shaqaalaha dawlada Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wargelin; Isticmaalka Kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda Saacadaha Shaqada". Hayada Shaqaalaha dawlada Somaliland.
Wargelin; Isticmaalka Kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda Saacadaha Shaqada  
Adeegayaal, 
Sida aad la socotaan dhawaan Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu waxa ay  qaybisay kaadhka Aqoonsiga Shaqaalaha Dawladda JSL kaasi oo leh tixraac iyo summad gaar ah. 
Tallaabadan ayey muhiimadeeda kamid ahayd in Shaqaalaha  Dawladdu yeeshaan   baadi-sooc ay kaga duwan yihiin shacabka adeega u soo doonta xarumaha Dawladda sida oo kalena qayb weyn ka qaadanaysa in shacabku u aqoonsado Shaqaale Dawladeed oo mudan in loo hogaansamo. 
Sidaa darteed, laga bilaabo maalinta Sabtida ee taariikhdu tahay 30/03/2019 waxa dhammaan waajib ku ah Shaqaale walba oo Dawladeed in uu isticmaalo aqoonsigiisa Shaqaalenimo inta uu ku gudo jiro saacadaha Shaqada.
Ugu dambayn, masuuliyiinta maamulka cudduda Shaqaalaha iyo guud ahaan-ba madaxda xafiisyada Dawladda waxa aan u soo gudbinayaa in ay daba-gal iyo kor-joogtayn ku sameeyaan fulinta wareegtadan halka waaxda kormeerka ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu-na kormeer iyo hubin joogto ah ku samayn doonto.  
F.G – Shaqaalaha aanu weli soo gaadhin kaadhkiisii Shaqaalenimo degdeg ha ula xidhiidho xafiiska cudduda Shaqaalaha "Human Resource” ee Wasaaradda/Hay’adda Dawladeed ee uu ka hawl-galo sii loogu diyaariyo.  
Allaa Mahad Leh 


Sharmake Axmed Muxumed Geelle
Gudoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured