Sida Loo Bahdilay Astaantii QARANKA Somaliland "Kolay Mid Yaroo Dhex Mare Ah Ayaa Qandaraas Lagu Siiyay". Abwaan Weedhsame.

0
Monday March 25, 2019 - 19:22:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1024
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sida Loo Bahdilay Astaantii QARANKA Somaliland "Kolay Mid Yaroo Dhex Mare Ah Ayaa Qandaraas Lagu Siiyay". Abwaan Weedhsame.

    Sida Loo Bahdilay Astaantii QARANKA Somaliland "Kolay Mid Yaroo Dhex Mare Ah Ayaa Qandaraas Lagu Siiyay". Abwaan Weedhsame.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida Loo Bahdilay Astaantii QARANKA Somaliland "Kolay Mid Yaroo Dhex Mare Ah Ayaa Qandaraas Lagu Siiyay". Abwaan Weedhsame.

Dad badan ayaa si adag uga falceliyay farshaxan xumo iyo dhalan gadi foolxun oo lagu sameeyay Astaantii Guud ee Qaranka Somaliland taasi oo lagu dhejiyay Miiskii Hoolka Golaha Guurtida ee uu Shalay Madaxweyne Muuse Khudbad Sanadeedka uga jeediyay labada Gole Baarlamaan.

Waxay shalay si cadho leh baraha Bulshada aad loogu falanqeeyay Arintaasi kadib markii sawirada qaabka loo bahdilay lagu soo daadiyay Baraha Xidhiidhka Bulshada.

 

Abwaanka Caanka ah ee reer Somaliland ee Xasan Daahir Weedhsame oo bartiisa Facebookga soo dhigay Sawirradda bahdilka lagu sameeyay Astaanta qaranka ayaa waxa uu soo raaciyay Qoraalkan"Miiskaa googoradda lagu sawiray haddaan sii baadho, waxaan ogaan doonaa inuu mid yar oo dhex-marayaasha amran ka mid ahi qandaraas ku qaatay. Waar nala saa’ira oo bal in yar uun na ixtiraama aan idiin ducaynee”.

Dad badan oo kale ayaa ka falceliyay arintan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured