Shaqsiyaadkii Shaqooyinka Leexsan Qaban-jiray oo Itaal-koodu Noqday Inay Sameeyan Facebook Been Abuur ah oo loo Ekeysiiyey Kan Maareeyaha Dekedda, kaasoo lagu Aflagadeynaayo Madaxda Qaranka..?.

0
Sunday March 24, 2019 - 20:44:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 998
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shaqsiyaadkii Shaqooyinka Leexsan Qaban-jiray oo Itaal-koodu Noqday Inay Sameeyan Facebook Been Abuur ah oo loo Ekeysiiyey Kan Maareeyaha Dekedda, kaasoo lagu Aflagadeynaayo Madaxda Qaranka..?.

    Shaqsiyaadkii Shaqooyinka Leexsan Qaban-jiray oo Itaal-koodu Noqday Inay Sameeyan Facebook Been Abuur ah oo loo Ekeysiiyey Kan Maareeyaha Dekedda, kaasoo lagu Aflagadeynaayo Madaxda Qaranka..?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqsiyaadkii Shaqooyinka Leexsan Qaban-jiray oo Itaal-koodu Noqday Inay Sameeyan Facebook Been Abuur ah oo loo Ekeysiiyey Kan Maareeyaha Dekedda, kaasoo lagu Aflagadeynaayo Madaxda Qaranka..?.
Hargeysa(Xogreebnews)- Shaqsiyaad caanku ahaa malafsiga, isla markaana shaqooyin leexsan u qaban jiray, ayaa hadda u banbaxay dagaalo nuxurkoodu yahay maxaan cunnaa?.
Kuwasoo dacaayado raqiis ah ku faafinaya bogag been abuur ah (Facebook), oo loo ekeysiiyey bogga Maareeyaha Dekedda Berbera Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, kaasoo lagu daabacay War been ah, oo looga gol leeyahay in shaki la kala dhex-dhigo Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi iyo Maayirka Magaalada Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan Cidin.
Bogga been abuurka ah oo ay sameeyeen shaqsiyaad War xumo tashiil ah, oo ka xun horumarka Dekedda Berbera ku talaabsatay iyo ka Gobolkuba, ayaa itaalkoodu noqday inay sameeyaan Page facebook been abuur ah oo lagu qoray magacaa Maareeyaha Dekedda, kaasoo lagu daabacayo weedho lagu aflagaadeynaayo Madaxda kale ee dalka, sida Tan uu Maanta kooxdaasi ku baahisay ee lagu aflagaadeynaayey Maayirka ugu waxqabadka badan Maayirada dalka Cabdishakuur Cidin.
Teeda kale, hab-dhaqanka noocan ah, ayaa hada kusoo badanaya baraha bulshada, iyadoo dad xumaan-wadayaal ahi oo leh dano siyaasadeed isku maaweeliyaan masuulkaa ay la dagaalamaan inay magaciisa ka sameeyan Facebook been abuur ah. Waakan Boga been abuurka ah ee loo ekeysiiyey ka Maareeyaha Dekedda Berbera. 
Fadlan ha rumaysan beenaalaha xiqdiga wada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured