Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Sanadeedkiisi kowad ka jeedin doona Labada gole qaran, Xaaladaha la filayo inuu ka hadlo, kala dirista Golayaasha Deeganka, Wakiilada iyo Guurtida, safarkii Imaaraadka iyo....?.

0
Saturday March 23, 2019 - 22:09:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 871
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Sanadeedkiisi kowad ka jeedin doona Labada gole qaran, Xaaladaha la filayo inuu ka hadlo, kala dirista Golayaasha Deeganka, Wakiilada iyo Guurtida, safarkii Imaaraadka iyo....?.

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Sanadeedkiisi kowad ka jeedin doona Labada gole qaran, Xaaladaha la filayo inuu ka hadlo, kala dirista Golayaasha Deeganka, Wakiilada iyo Guurtida, safarkii Imaaraadka iyo....?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo Khudbad Sanadeedkiisi kowad ka jeedin doona Labada gole qaran, Xaaladaha la filayo inuu ka hadlo, kala dirista Golayaasha Deeganka, Wakiilada iyo Guurtida, safarkii Imaaraadka iyo....?.
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi, ayaa la filayaa inuu Maalinta Berri Axada wajihi Doono labada gole Baarlamaan ee Somaliland ee mudo dhaafay, isagoo Khudbad sanadeedkiisi kowaad ka horjeedinaya.
Xaaladaha la filayo inuu maalinta beriya uu khudbadiisa kaga hadlo Madaxweyne Muuse Biixi, waxa Kamid ah qorshaha Xukuumadiisa uga meel yala golayaasha Deeganka oo mudo xileedkiisa ku egyahay 29-ka bishan.
Sidoo kale waxa la filaya inuu ka hadlo mudo dhaafka labada gole ee u hadlaayo Guurtida iyo Wakiilada.
Sidoo kale waxa uu ka hadli doonaa Madaxweynuhu xaalada guud ee dalka Iyo sidoo kale safarkiisi Imaaraadka Carabta uu ku tagay iyo weliba imaanshihii uu Wasiirka arrimaha dibada Ereteriya ku yimi Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured