Daawo Xogreeb Tv: " Maanta Ciro Anigu Kuma Odhan Karo Xisbiga Sidaas Ka Da,aa , Faysal Iyo Xisbiyada Kale-Na Hadalkooda Da,aa " Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

0
Saturday March 23, 2019 - 02:03:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: " Maanta Ciro Anigu Kuma Odhan Karo Xisbiga Sidaas Ka Da,aa , Faysal Iyo Xisbiyada Kale-Na Hadalkooda Da,aa " Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

    Daawo Xogreeb Tv: " Maanta Ciro Anigu Kuma Odhan Karo Xisbiga Sidaas Ka Da,aa , Faysal Iyo Xisbiyada Kale-Na Hadalkooda Da,aa " Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: " Maanta Ciro Anigu Kuma Odhan Karo Xisbiga Sidaas Ka Da,aa , Faysal Iyo Xisbiyada Kale-Na Hadalkooda Da,aa " Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde  oo ka hadlaayey munaasibad lagaga hadlaayey dib u furista Distoorka dalka ayaa waxaa uu ka Hadley heerka ay gaadhsiisan tahay dimuqraadiyada xisbiyada dhexdooda

Xildhibaan Jirde ayaa sheegay in aaney maanta wax dimuqraadiyad ahi aaney ka dhex jirin xisbiyada dalka ka jira .

" Maanta dimuqaadiyada xisbiyada gudaheeda ka dhex jirtaa ma ah mid aan maanta  Ciro ku odhan karo waar xisbiga sidaa ka da,aa  Xisbiyada kale ee Faysal iyo kuwo kale na hadalkooda da,aa” ayuu yidhi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured