Sanad gudihii Agaasimihii labaad oo uga caraarray Wasiir Guribarwaaqo Iyo Wasaaradii Warfaafinta oo Noqotay Meel fadhisatay oo Wasiir qabiiliya looga hayaamay

Warar xog ogaal ah isla markaana aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa waxaa ay sheegayaan in uu warqadiisa iscasilaada uu u gudbiyey madaxweynaha Somaliland Agaasimaha Guud ee wasaarada Warfaafinta Somaliland Dr Cismaan Xussen Warsame Agaasimaha ayaa warqada iscasilada ku sheegay sababta uu isku casilaayo xaalado caafimaad darted , waxaana ay xoguhu tilmaamayaan in madaxweyne Biixi ka aqbaly iscasilaada Agaasimaha Shabakada Ilaysnews.com oo khadka telefoonka ka garaacdey agaasimaha si ay warkan uga xaqiijiso ayaaney noo suurto galin kadib Telefoonkiisa oo xidhmay
Xigasho Ilaysnews.com Leave a comment |
|