Fikirkii cusbaa (Newthinking) Ee Ninkii Isbedelka Ku Sameeyey Dalwaynihii La Odhan jiray Midowgii Sofiyeetiga Iyo Caalamkaba; Qalinkii Khaddar Aadan Awmuuse

0
Friday June 14, 2013 - 19:30:08 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fikirkii cusbaa (Newthinking) Ee Ninkii Isbedelka Ku Sameeyey Dalwaynihii La Odhan jiray Midowgii Sofiyeetiga Iyo Caalamkaba; Qalinkii Khaddar Aadan Awmuuse

    Maqaalkeenan oo ay nu kagahadli doono fikirkii cusbaa ee uu la yimid ninkii la oranjiray gorbachev, oo ahaa ninkii isbedelka kusameeyey dalwaynahii la

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maqaalkeenan oo ay nu kagahadli doono fikirkii cusbaa ee uu la yimid ninkii la oranjiray gorbachev, oo ahaa ninkii isbedelka kusameeyey dalwaynahii la
Maqaalkeenan oo ay nu kagahadli doono fikirkii cusbaa ee uu la yimid ninkii la oranjiray gorbachev, oo ahaa ninkii isbedelka kusameeyey dalwaynahii la oranjiry Midowgii sofiyati iyo caalamkaba ,waxauu haa ninkii sababy in jarmalku midoobo, waxauu ahaa ninkii sababyey in uu dhamaado dalgaalkii qaboob kaasoo wax waynka bedelay.
Juquraafi siyaasadedkii caalamka kaasoo ahaa in dalalkii saxiibka lahaa ruushka ee ayka mid ahaayeen shiinaha ay ku kaceen kacdoono dhaliyardii jaamacadahu ay kudoonayeen dimuqraadiyad ayna sameeyeen mudaaharaado dimuqraadiyad doonasandii 1993
indooniisya oo madaxwaynahii suhaarto la guriday kacdoon dadwaynaha ,yuguslafaakiya ,ciraaq oo iyada faraglin lagu sameeyey mooyee ,kuba ,romaaniya, libiya, maser .tunisiya,iyo qaar kale oobadni ay afka dhulka ku dhuftaan kadib markii dadwaynahii uu bedelay fikirkii cusbaa ee uu la yimid GORBOCHOVE ku kaceen oo ay raaceen dabayshii GORBOCHOVE, oo ay noqdeen dalal ay kajirtodimuqraadiyadi , waxaa uu ahaa ninkii dhameeyey xifaltankii u dhexeeyey hantigoosiga iyo hantiwadaaga ,
Waxa uu ahaa ninkii mideeyey labadii jarmal oo manta ah dal kaliya, waxa uu ahaa ninki ogolaaday in xisbigii hantiwadaag uu ufurfurmo oo uu noqdo mid dimuqraadiya oo distoorkiisiina hantiwadaaga ku dhisnaana loo badelay mid dimuqraadiya, waxa uu ahaa ninkii diiday in aduunka uu ka uu dhacod agaal nukliyeer ( nuclear weapons ) lagu dagaalamo ee ogolaaday in la furfuro gantaalahii xanbaarsanaa madaxyadii nukliyeerka, waxa uu ahaa ninkii ogolaaday in dalalkii katirsanaa midowgii sofiyatiuu u ogolaado in ay dowladnimadooda qataanmaantan ay ka mid noqdaan caalmka xortaa.
Waxa uuhaa ninkii u badheedhey in dhaqalahii ku jiray gacata qudha unabedelay in uu noqdo (privatization )oo dad gaariyeeshaan , waxa uu ahaa ninkii suuqii iyo qiimahii lactagtii ruushka u ogolaaday in ay caalamkaka mid noqoto oo dalka ruuska la maalgashado,waxa uu ahaa ninkii kabaxay afgaanistaan ,oo dalal badan oo saaxiib dhow lahaa na ka raacay fikirkiisii cusbaa
hadaba ,gorbachove waxauu waxaas soo dhankaga gud bay siyaasadii sii uu dejistayee ahayd ( perestroika) amba restructuring, iyo glasnost(openness)iyo dib u habayntii uu kusameeyey xisbigii (CPSU) iyo dalkii la oranjiryey midowgiisofiya
hadaba maxay lakulanytay siyaasadii gorbacheve
waxay la kulantay mucaaradad aad iyo aad u qadhaadh ,taa soo kaga imanaysay ragii kusoo jiray kuyuugaa hogaamint axisbigii hantiwadaaga ee kusalysaan kalasaraynta siyaasda iyo jagada meleteriga ciidamada
Gorbochove waxuu ku xaliyey iska horimaad siyeesadeed oo kasta oo soo wajaha wadatashi iyo waxa iska dhaadhicin iyo qancin,
Si kastaba ha ahaatee mucaaradada gudaha ee kusocotay waxay kaliftay in sadex jeer dib loodhigo kalfadhii golha dhexe ee xisbigii communist party of soviet union (CPSU) taasoo markii danbe uu goostay in uu dib uhabayn kusameeyo (reform) kadib markii u caqabado badan uu kalakulmay hogaankii fulinta Iyo golahii dhexeba ayaa waxa uu goostay in uu qaado talaabooyiin.
Mudadii sadexda jeer haydee dib loo dhigay kalfa dhigii golaha dhexe
.waxa uu qaaday talaabooyin badan waxaan ka mid aha in uu soo qoro amba soo xulo xubnahii golahii dhexe oo uu tiradooda kazoo dhigo 307 ,taa sooahyd mid qarsoodiya oo laga soo xulayey golahii dhexe iyo dimuqraadiyiintii u hilowsanaa fikirkan cusub ee uu la yimid gorbocheve ,waxa kale oo uu ku soo dary dhiigcusub (frash blood group) oo uu ugu horeeyey polis yalis. Oo ahaa nin nationalist iyo vledamirputin oo ahaa nin(moderenist) kuwas oo markii banbe hantay hogaankii dalka, waxa kale oo uu dib u habeeyey gidiyo gudiyadii (CPSU) DA waxa kale oo uu isbedel kusameeyey dastuurkii dalka ruuska marka laga eego dhinacyada siyaasada, dhaqaalaha, arimahadibad, arimha gudaha iyo bulshadaba
Sikastaba ha ahaatee Ggorbochove waxa uu siyaroo qabow
Oo aanlogayn uu u sifeeyey koxihii maroku dhega haa ee u arkaayey in uu jebiyeey qaacidadii ay dejiyeen liilan iyo markos
Waxay xaajadu sidaas haataba wax laga gaadhay waqtigi uu bilaab mayey amaba la furayeey kalfadhigii xisbigii (CPSU) hadab side buu gorbacheve ku xaliyeey furitaankii shirkaas .
Rag badan oo u xaydnaa musharax nimada hogaanka xisbiga oo ayka mida haayeen gudoomiyahii golahadhexe mr( ALEXEI NAVALY) ayaa iskawaayey liiskii .waxaa kale oo iskawayey ninkii xisbiga u qaabilsanaa dhinaca siyaasada oo la oranjiray ( VALEDISLIY SURKOV).waxaa kale oo meeshiika baxay rag lagu tilmaami jiray akhyaartii xisbiga . waxaa kale oo meesha kabaxay hogaankii KGP da oo aad loogu hanwaynaa lanao dhanjiray (DMITRY ROSOZIN )
Waxaa kale oo meesha kabaxay hogaankii xisbiga ee dhinaca dhaqaalaha oo la oranjiry (ALEKEI PUSHKOV,) waxaa kale oo mesh aka baxay xubno badan oo ka mid ahaa gudidii fulint oo ay ka mid ahaayeen (SERGEI IVANOV,VYECHELAV, VELODIN BASLAN iyo qaar kale oo badan ,
Intaas kadib ,markii uu gorbocheve kuguulaystay qabsoomida shirkii golahdhexe .ayaa waxaa bilaabmay in la gudagalo lana yeedhiyo liiskii musharaxiinta tartamaysay tartankasaa oo aahaa mid furan ,intaaskadib cod bixintuna waxay ahayd qarsoodi (secret ) oo sanduuq madow baa oo meelqarsoon baa lagu soo codaynanyeey ,ragiitar tamayeyena waxay kukala hadheen nin walba waxii cod ka(CPSU) helo golaha dhexe, sidaas ayaa waxaa kusoo baxy hogaankii cusbaa ee xisbigii, usbuucka dib ayaa kooxihii waayey kaadhadhkii kasooqabgalka shirkaayaa waxaya baabuleen iskunadayeen in ay sameeyaan inqilaab malteri taasoo uu hogaaminayeen talayhii KGP , talayihii ciidamadu .laakiin way kufashilmeen waxaan kaxoog roonaaday( fikirkii cusbaaeeuu la yimid MAKAIL GORBOCHEVE kaasoo dhamaan dad waynaha ruush u riyaaqeenoo ay aad uganaxeen markii ay maqleen inqilaabba dhacay,mar la wax lagawaydiiyey mid ka mid ah dadwaynah mooskosida uu u arkaayey inqilaabkii , waxauu kujawaabay waxayilaahyd in aan in dib ugu noqday cadaabtii hadii ay suurobilahayd (hell) oo aan dib uga soo noqdaydariiqii i gay nayeey janada (pradise )
Gabgabadii waxauu GORBOCHOVE tagay dhaxal (legacy ) oo manta waad argtaa heerkauu maraayo dal waynahiiruush, hadii todobaatan kaassano ay kudhaa filahaydna shuuciyadu dalkaruushka waxaaka dhicilahaa kacdoonda wayne oo sababa in uu dalku kalaburburo , taasoo mant ay dareemeen dadwaynahii ruushku waayo,ruushku waxa uu ku jiraa dalalka uu sidawayn u koraayo dhaqaalahood (GDP per capita above 10,000)uu aad u koobcaayo, kuna jira manta dalalka daynta bixiya,waxa kale uu bedelay habnololeedkii dadwaynah ruushka ,halkii ay awal kaga noolaayeen (one doller ) wax kayer ma anta waxa qofka ruushkaa uuku noolyahy 700$ per day,marka la dhinacdhigodoolerka.
Waxa kale oouu wax kabedelay ,xuquuqdii biniaadmiga ,wax akaleoouu wax kabedelay siyaasadiidalka, dhaqaalah a iyo arimhabulshadaoo manta waalagaran karaa noloshii hore ee ruushka kajirtay iyo manta ta kajirta ,wallow ay wax iska yara jiraan hadana isbedelka GORBOCHEVE waxa uu ahaa (long strategy plan ) waana uu socdaa wali isaga waliba noolayaa waxa uu daawanayaasida ay dadwanahii ruushku u goosanayaan beertiiuu u beeray ,
By Khaddaradan Awmuuse



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured