Wasiirka Jidaadka Cabdilahi Abokor oo Wareegto kasoo saaray noocyada Gaadiidka, Sheegay in Qiimo dhimis Lagu Sameeyey summada Gaadiidka Cusub....

Hargaysa (Xogreebnews)-Gaadiidka ) Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka C/laahi Abokor Cismaan ayaa wareeto uu soo saaray waxa uu ku kodhiyey wakhtigii 6 bilood ahaa ee la siiyey dadweyanaha in ay Sumadda kaga bedelaan gaadiidkooda ee ku ekaa 10 Maarso 2019.
Wareegtadan oo soo baxday maanta oo ay bishu tahay 12/ 3/2019 waxa uu wasiirku ku sheegay in wakhtigaasi lagu daray 3 bilood isla mar ahaantaasa Wasaaradda Gaadiidku samaysay qiimo dhimis xaga lacagta lagu qaadanaayo Sumadda Gaadiidka, qiimo dhimistan ayaa waxa ay ka bilaabmataa 12/3/2019 ilaa bisha june Leave a comment |
|