Faallada Siyaasada Somaliland Iyo Fiirada Saxaafada ee Isku Shaandheynta?. Qalinkii Suxufi Maxamed Sagax

0
Saturday March 09, 2019 - 21:00:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faallada Siyaasada Somaliland Iyo Fiirada Saxaafada ee Isku Shaandheynta?. Qalinkii Suxufi Maxamed Sagax

    Faallada Siyaasada Somaliland Iyo Fiirada Saxaafada ee Isku Shaandheynta?. Qalinkii Suxufi Maxamed Sagax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Faallada Siyaasada Somaliland Iyo Fiirada Saxaafada ee Isku Shaandheynta?. Qalinkii Suxufi Maxamed Sagax
Liiska Xil-maaganayaasha iyo Xubnaha Xisbiga Waddani ee Qoolaaliyaya Isku shaandheynta Laga filayo Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi.
Dabayshaha isku Shaandheynta golaha Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo la sheegay inuu dhamaystiray dhismaha Xukuumadiisa oo in mudo ah laga dhur-sugaayey, ayaa waxa soo ifbaxaaya ifa-faalaha xubno tiro badan oo iskugu jira Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo naawilaya in Madaxweyne Muuse Biixi, waxa Kamid ah xubnaha la sheegay in Liiska xil-maaganayaasha ku jiraan, ee Xisbiga Kulmiye Kamid ah 
1: Cawil Cali Ducaale 
2: Prof. Cabdisalan Yaasin 
3: Xasan Cali Abokor 
4: Cabdilahi Maxamed Ducaale 
5: Cabdicasiis Maxamed Samaale
6: Axmed Xaaji Daahir 
7: Dr. Saleeban Ciise Xagla toosiye 
8: Axmed Xaaji Cali Cadami
9: Maxamuud Siciid Mohamed 
10: Cali Maxamed Buureed
11: Farxaan Aadan Haybe 
Halka kuwa Wadani ee la sheegay in Xisbigoodina dibad wareeg ka yihiin Xisbul xaakimkana aanay soo gelin ee Xil sugayaasha Kamid ah.
1: Ibraahin Mahdi Buubaa
2: Maxamed Nuur Caraale Duur 
3: Xildhiban Waabeeye 
4: Siciid Sulub.
La soco Xubnaha golaha Wasiirada ee Seeftu saaran tahay.
Qalinkii Suxufi Maxamed Sagax 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured