Shirkadda Leydhka Some-Power Dhibaatada iyo Hagardaamada ay Shacabka Ku Hayso iyo Adeegsiga Awooda Dawllada Oo ay u Adeegsaneyso Bulshada

0
Friday March 08, 2019 - 19:11:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Leydhka Some-Power Dhibaatada iyo Hagardaamada ay Shacabka Ku Hayso iyo Adeegsiga Awooda Dawllada Oo ay u Adeegsaneyso Bulshada

    Shirkadda Leydhka Some-Power Dhibaatada iyo Hagardaamada ay Shacabka Ku Hayso iyo Adeegsiga Awooda Dawllada Oo ay u Adeegsaneyso Bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda Leydhka Some-Power Dhibaatada iyo Hagardaamada ay Shacabka Ku Hayso iyo Adeegsiga Awooda Dawllada Oo ay u Adeegsaneyso Bulshada
Waxa ay had iyo jeer Shacabku iska weydiiyaan Su.aalo fara badan Tan iyo intii ka Dambeysay in ay Shirkadihii Leydhka gabi ahaanba wada iibsato oo at albaabada u laabto Shirkad Weyn oo ka taajirtey Danyarta Somaliland si ay mid kamid ah Waxyaabaha Daruuriga ah ee Danyartu sida weyn ugu baahan yihiin gaar ahaana Leydhka ay haddana Qabsato si ay dhiiga uga tuujiyaan oo ay Cunaha ku qabtaan iyadoo inta la wada ogyahey ay hada kasoo gaadheen Shacabka dhibaatooyin dhiig miirasho ah oo aaney awoodin Bulshadu, Waxaanay Shirkada Some-Power u isticmaaleysaa gees kastaba Awoodii Dawllada oo ay qeyb ka tahey oo ay Ku leedahey Wasiiro ay iyadu keensatey Tusaale ahaan Wasiirka Macdanta iyo.Tamarta oo Shirkadani ku leedahay Xukuumada oo ay olole ka gashey oo ay hawl adag iyo geedi dheer labada usoo martey si ay shicibka ugu tacadiyaan oo macaash qeyral Caqliya oo awood lagu meel marinayo uga Qaataan lkn aaney eegin danta Danyarta iyo itaalkooda midna.
Waxaa soo dhacdey oo Xaqiiq ah in Shirkada Some-Power ay dafirtey oo ay Cagta jaanta u Saartey Dad Shacbi ah oo Leydhkoodu Qabsadey, oo haddana ay Awood u isticmaashey Dadkii u Dacwiyay dadkaa ku dhintey leydhkeedii oi Xabsiga u Taxaabeen gar iyo Mag La.aan.
Waxaa kale oo iyana dhacdey oo Xaqiiq ah in Shirkada Leydhka Some-Power ay Culays badan oo Awood sheegasho ah ugu tacadiday Shirkado Ku shaqo leh Leydhka oo iyagu diiday in ay la Midoobaan kuwaas oo qasab iyo Sandule loogu hanjabo habeen iyo Maalin oo lagu yidhaa khasab ugu soo biira Shirkadan, hadii kale Awooda Dawlada ayaanu idinku soo galinaynaa, oo habeen iyo Maalinba Wasiirka Macdanta iyo Tamartu Amar Cusub iyo handadaad la dul joogo, Waxaana dhacdey in Leydhka Some-Power aaney cidna u naxariisan oo Sida ay doonaan ka yeelaan Shacabka islamarkaana, ay mar kaliya badeleen Wixii ay Dadka u Sheegayeen markii ay Cusbaayeen Waana Sababta ay uga tageen Shaqadooda Rag badan oo Hawsha la bilaabay.
Najiib Ismaaciil Maxamed
Somaliland Gabiley
Tell:0634466339



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured