Fadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse Jaambiir
Fadeexad iyo madmadow hadheeyey Warqad uu xilka kaga qaaday Wasiir Guri-barwaaqo ku Sameeyey Maareeyaha Tv-ga Qaranka Muuse Jaambiir
Hargeysa(Xogreebnews)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Md. Cabdiraxmaan Guri-barwaaqo, ayaa Xilkii ka qaaday Agaasimhii Telefishanka Qaranka Muuse Faarax Jaambiir.
Warqada Xilka qaadista Wasiirku ku Sameeyey, ayaa ahayd, mid nooceedu ku cusub yahay, iyadoo aan la garanay cida uu Wasiirku wax u magacaabay iyo cida uu Xilka ka qaaday oo aan ku caddeyn Warqada. Maadaama oo u qariyey magacyadii labada masuulee u isku bedelay.
Taasoo muujinaysa aqoon darada iyo inuu lummay hanaankii Dawladnimo oo lagu tuntay. Waayo hab-qoraalka dawladnimada ayey habkan oo kale ku tahay ceeb iyo fadeexad. Waayo?. habka noocan oo kale ah, waxa ka Kalan Kara isku qabsi xilka cida laga qaaday iyo cida loo magacaabay dhexmari kara.
Halkan hoose ka Akhriso Warqada Xilka qaadista Wasiirku ku sameeyey agaasimaha Tv-ga qaranka Warka oo faahfahsan la soco Leave a comment |
|