Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.

0
Wednesday February 27, 2019 - 18:48:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.

    Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Caalamiya oo lagaga Hadlaayey Horumarinta Dekeddaha oo Maanta Lagu soo Gabo-gabayey Magaalada Hembrug ee dalka Jarmalka Iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo ka Qaybgalay...?.
Hembrug-(Xogreebnews.com)- Waxa Magaalada Dekedda ugu wayn Hembrug ee dalka Jarmalka Maanta lagu soo gabo-gabeeyey Shir Caalamiya oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiin ka socota in ka badan 200 oo Waddan.
Shirkaas oo lagaga hadlaayey qorshayaasha horumarineed ee Dekeddaha dunida ee Mustaqbalka dhow, shirkan ayaa waxa Jamhuuriyada Somaliland uga qaybgalay Maareeyaha guud ee Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilahi.
Maareeyaha Dekeda Eng Siciid Xasan Cabdilahi, oo ka warbixinaayey ujeedada Shirka, ayaa bogiisa ku daabacay warbixin kooban. 
"...Waxaan dalka Jarmalka gaar ahaan Magaalada Dekedda ugu Weyn ku taalo ee Hamburg kaga qaybgalay Shir Caalahmiya (Greentech in Shipping Global Forum) oo ay iskugu yimaadeen Masuuliyiinta Dekedaha Waawayn ee dunida, Madaxda Shirkadaha Shipping Lines-ka Iyo ururka Badaha Caalamka iyo IMO UN.
Wuxuu ahaa Shir  Hay'ad Deked ahaan iyo Qaran ahaan ba  Faa'iido weyn inoo leh, waxaannu  Xidhiidh wanaagsan la samaynay Shirkadaha ugu Waa weyn Dhinaca Maraakiibta oo aannu u balan-qaadnay in Dekedda Caalamiga ah  ee Berbera Balaadhin iyo Casriyeyn lagu samayn doono. Sannadka 2020 Dekeddu diyaar u tahay in ay fuliso adeegyadda ay bixiyaan Dekedaha Aduunka ugu casrisani".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured