OGEYSIIS SHIRWEYNAHA CIISE MUSE EE LAGU QABAN-DOONO CAASIMADA LONDON TAARIIKHDA 22-23/6/2013

0
Friday June 14, 2013 - 08:10:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS SHIRWEYNAHA CIISE MUSE EE LAGU QABAN-DOONO CAASIMADA LONDON TAARIIKHDA 22-23/6/2013

    -Waxaanu Dhamaan Bulsho-weynta Ciise Muuse ee Qurbo-Joogta ah la-la Socod-siinaynaa in Shir-weynihii Beeshu uu ka dhici doono Magaalada London

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Waxaanu Dhamaan Bulsho-weynta Ciise Muuse ee Qurbo-Joogta ah la-la Socod-siinaynaa in Shir-weynihii Beeshu uu ka dhici doono Magaalada London
-Waxaanu Dhamaan Bulsho-weynta Ciise Muuse ee Qurbo-Joogta ah la-la Socod-siinaynaa in Shir-weynihii Beeshu uu ka dhici doono Magaalada London Taariikhdu Marka ay tahay Sabti 22/6/2013 OGEYSIIS Shirweynaha Ciise Muse ee Lagu Qaban-doono Caasimada London Taariikhda 22-23/6/2013–
London(Xoriyonews)-Waxaanu Dhamaan Bulsho-weynta Ciise Muuse ee Qurbo-Joogta ah la-la Socod-siinaynaa in Shir-weynihii Beeshu uu ka dhici doono Magaalada London Taariikhdu Marka ay tahay Sabti 22/6/2013 iyo Maalin Labaada oo ah Axad 23/6/2013. Ciwaanada ama Goobaha uu Shirweynuhu ka dhici-doono Hadii alleh idmo Waa: Sidan Hoose:


- Maalinta 1aad oo Sabti ah Taariikhduna Tahay 22/6/2013 Wuxuu Shirku ka dhici-doonaa Hadii alleh raali ka noqdo Ciwaankan: Copland Community School, Ceceli Avenue, Wembley Middlesex, HA9 7DU,
Waqtiga: 12- 10 pm.

- Maalinta 2aad oo Axad ah Taariikhduna Tahay 23/6/2013 Wuxuu Shirku ka Dhici-doonaa Hadii Eebe-raali ka noqdo Goobtan hoose: Bridge Park Community Leisure Centre; Brentfield, Harrow Road. London, NW10 ORG Waqtiga : 3 - 9 pm

Shirkaasi Wuxuu Noqon-doonaa Shir-dhaqan ah oo ku-saleysan Horumarinta Degaanada Beesha alleh ku-abuurey.
Shirkani Wuxuu Mar-walba Waa-faqsan yahay Jiritaanka iyo Gooni-isu-taaga Qaranka Somaliland.Waxaana ay Beesha Ciise Muuse ay si Mug-leh ay kaalin-teeda u-buuxineysaa Mar-kasta iyo Goob-kasta Sugida iyo Ilaalinta Nabad-gelyada Guud ee Qaranka Somaliland.

Wixii Faah-Faahin ah Fadlan La soo Xidhiidha Telefoonadan Hoos ku-Qoran:

Mobile : 07950 341 347
Mobile: 07961 444 102
Mobile: 0780 854 7764

Tusan iyo Tixgelin
Wehelkiina Waa Alleh iyo Nebi (scs)
Gudida Qaban-Qaabada Shirka ee Kulan UK.
ENGLAND


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured