Gudoomiyihii hore ee Sompower ee u Dalacay Wasiirka Tamarta oo Awoodisii Xilleed iskugu geeyey inuu Baabiiyo shirkadaha kale Laydhka Dalka... Kootada uu Cunaha ku hayo Bulshada danyarta ah...?.

0
Monday February 18, 2019 - 18:59:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1850
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii hore ee Sompower ee u Dalacay Wasiirka Tamarta oo Awoodisii Xilleed iskugu geeyey inuu Baabiiyo shirkadaha kale Laydhka Dalka... Kootada uu Cunaha ku hayo Bulshada danyarta ah...?.

    Gudoomiyihii hore ee Sompower ee u Dalacay Wasiirka Tamarta oo Awoodisii Xilleed iskugu geeyey inuu Baabiiyo shirkadaha kale Laydhka Dalka... Kootada uu Cunaha ku hayo Bulshada danyarta ah...?.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii hore ee Sompower ee u Dalacay Wasiirka Tamarta oo Awoodisii Xilleed iskugu geeyey inuu Baabiiyo shirkadaha kale Laydhka Dalka... Kootada uu Cunaha ku hayo Bulshada danyarta ah...?.
Gudoomiyihii hore ee sompower ahna wasiirka tamarta iyo macdanta sland Jama haji Mahmud ayaa awoodiisa xileed ugu adeega shirkada SOMPOWER waxana qorshihiisu yahay inuu baabiiyo shirkadaha kale ee tamarta laydhka,,taasina waxay xad gudub ku tahay ganacsiga xorta ah ee ka jirra somaliland.
Sompower waxay ahayd shirkad saamilay ah balse hada waxay gacanta u gashay mulkiilaha dahabshiil group oo 80% leh, taasina waxay suurto galinaysaa inuu awooda shirkada gacanta ku hayo shacabkana aan loo naxariisan.
Shirkadaha tartanka Kula jira sompower waxa ka mida shirkada INDHO BIRTA oo meelo badan oo caasimada ah laga isticmaalo bal aan is garab dhigo qiimayaasha labadan shirkadood.
^^^SOMPOWER: Waxa jirta dhiig-miirasho aan geed loogu soo gaban, waana kootada qofka lagu xidho marka lacagta bisha laga qaadayo, lacagta la yidhaa (loss energy) tamarta luntey oo ah 1.2ah oo ay ku dhuftaan lacagta caadiga ah taasi waxa ay faa’ido dhinac ka raran u tahey shirkada sompower, dulmiga aynu aqbalney ayey ka mid tahey, dhaca marka dadku laasimo sharci ayuu noqdaa sida imika taniba sharci aan la diidi karin u tahey, ku darsoo waxa kale oo jirta iyadna in qofka hal laanbad shidanaya lagu yidhaa 2watt isticmaal ama ha isticmaalin, anaga taasi nooma taalo ee waxa aad ku qasban tahey in aad bixiso 15$ bil waliba, sidoo kale waxay leedahay laba qiimo oo kala ah 1watt=0.89$ 
1watt= 1$
Qiimaha hore waxay ka qaadaa goobaha tartanka lagula jiro qiimaha labaadna waa goobaha ay gaarka ugu adeegto sompower taasina waxay cadayn utahay inayna qiimaynayn macaamiishooda gaarka u ah iyo duruufta midna..
Sharciyadaasi iyo dulmiyadaana waxa keenay wasiir Jamac wakhtigii uu ahaa Gudomiyaha sompower.
^^^^shirkada Indho birta ee INDHO POWER waxay macaamiisheeda ka qaadaa qiimo qudha oo ah 1watt=0.83$ waana qiimo ka hooseeya kii Sompower.
Hadaba shacabka caasimada ku nool waxa looga baahanyahay inay aragti dheer u yeeshaan shirkada Sompower.
Shacabka inta kootada ugu jirta sompower waxan odhan lahaa xornimada qaata waxad helaysaan tamar laydh oo ka jaban kana fiican..
W/Q 
Faysal Cali Warsame 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured