Daawo: Jawaabta Masuuliyiinta Foore' Ee Hadalkii Garsooraha Iyo Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ay Sheegen Inuu Garsooruhu Been Ka Sheegay

Masuuliyiinta wargayska foore ee xukunka garsooraxa maxkamada gobolku ku riday ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu shalay warbaahinta ka yidhi garsoorihii xukumay, iyagoo sheegay in dawcadihii uu soo bandhigay aanay ku eedaysnayn, sidoo kalena sheegay in uu been ka sheegay aqoon-yahan jamaal cali xuseen oo isagu dhagaysigii dacwadaas goob joog u ahaa. Halkan ka daawo muuqalka warkaa Leave a comment |
|