Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa + [ Muuqaal ]

0
Wednesday February 06, 2019 - 23:14:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa + [ Muuqaal ]

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa + [ Muuqaal ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Arimo Layaab Leh Ku Soo Arkay Saylada Xoolaha Hargeysa + [ Muuqaal ]

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray shaqo ku tegay sayladda Xoolaha ee Hargeysa.

Madaweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa intii uu kormeerkiisa ku jirey waxa uu indho indheeyey habsami-u-socodka hawlaha wax kala iibsi ee ka socda sayladda xoolaha Hargeysa oo ah goob uu ka socdo ganacsi ballaadhani.

Xubno kamid ah guddida ugu maamusha sayladda Xoolaha ee Hargeysa, ayuu madaxweynuhu ka dhegaystay warbixin kooban oo ku saabsan duruufaha kala duwan ee ku xeeran dadka ku ganacsada sayladda iyo xoolaha halkaas oo cabasho xoogan ay ka muujiyeen  dadka saylada ka shaqeeya dawlada hoose ee Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured