Gudoomiye Ciro Muxuu ka yidhi Deynta 80-ka Milyan Ah Ee Xukuumadii Siilanyo Wareejisay...

0
Tuesday February 05, 2019 - 22:17:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ciro Muxuu ka yidhi Deynta 80-ka Milyan Ah Ee Xukuumadii Siilanyo Wareejisay...

    Gudoomiye Ciro Muxuu ka yidhi Deynta 80-ka Milyan Ah Ee Xukuumadii Siilanyo Wareejisay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ciro Muxuu ka yidhi Deynta 80-ka Milyan Ah Ee Xukuumadii Siilanyo Wareejisay...

Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta wareysi gaar ah siiyey telefishanka Saab Tv waxaa uu si adag uga Hadley deynta 80-ka milyan ee xukuumadii Siilanyo ku wareejisay Dawlada Muuse Biixi .

Muddane Ciro waxuu sheegay in deyntaas shacabka laga qariyey sabab looga qariyey-na aanu garaneen isla markaana shacabka ay dawladu faah faahin uga bixiso halka ay deyntaasi ku baxday

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured