Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

0
Wednesday January 30, 2019 - 23:34:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

    Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkad Malaayin DolarKa Faa'iday Dhismaha Saldhiga Miletery ee Berbera Iyo Magacyada Shaqsiyaadkii Eexd, Qaraaba-kiilka ku lunsaday Mashaaricdii Dhismaha...?. Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige
Xukuumadii Uu Gadhwadeenka Ka Ahaa Madaxwayne Silaanyo Ayaa Ku Caanbaxday Inay Bixiso Mashruucyo Dhinac Kararan,Oo Qaraabo Kiil Iyo EeXasho Kusalaysan.
Madaarka Berbera Oo Sankii  2017kii Horaantiisii Lagu Wareejiyay Ciidamada Emaaraadka Carabta Ayaa Dhismahiisa Wakhtiyar Kadib Labilaabay,Waxaana Wakhtigaasi Safiirka Emaaraadka Ahaa Baashe Cawil,Safiir Baashe Ayaana Qandaraaska Madaarka Berbra  Siiyay Dad Kasoo Jeeda Qoyskooda , Shirkada Soo Qaadatay Mashruuca Dhismaa Ee Madaarka Berbera Ayaa Magaceeda Losoo Gaabshaa ( NCC,Ama Nael Construction Contructing.) Lagana Leeyahay Waddanka Emaaraadka ,Waxaana Xusid Muddan,In Qandaraaska  Qaybaa Ugu Baddan Ay Qaateen Dad Isku Hayb Ahi Oo Kasoo Jeeda Qayskii Madaxwayne Silaanyo Ilaa Wakhtigana Wada Mashruucaasi,
Waxaana Shirkadaasi Carbeed Kasii Wakiil  Shirkada( SAFWAY)TRAVEL AGENCY) Oo Qaaday Wakiilnimada, Maamulena Uu  Kayahay Nin Qaraabo Yahiin Madaxwayne Silaanyo ,Waxaana Shirkadaasi Safway Ay Qaadatay Qandaraaska Guud Ee Madaarka Berbera Qaybta Somaaliland..
1,Waxay Shirkadani Sibidhka Lagu Dhisaayo Madaarka Berbera Kakeentaa Waddanka Ethiopia Iyadoo  Kasii Iibsa Shirkadaasi Carbeed Ee Dhisaysa Madaarka Berbera ,
2,Sidoo Kale Shirkada Safway Ayaa Qaatay  Waxkasta Oo Ay Shirkada Dhisaysa Madaarka Berbera Kala Soo Degayso Dekeda Berbera ,
3,Shirkada Safway Ayaa Sidoo Kale  Siisay Shirkada Caabi Fualstion Dhamaan Qaybaa Kala Duwan Ee  Shidaalka Gal Madaarka Berbera , HadayTahay Shidaalka Gaadiidka Kala Duwan,Iyo Kamishiinada,Dhamaanba 
4:Shirkada Safway Ayaa Sidoo Kale Leh Dhamaan Gaadiidka Kakiraysana Madaarka Berbera,Kuwaasi Oo Kala Ah 4bas Oo Qaada Shaqaalaa Dhisaaya Madaarka,Ilaa 8laangaruusal Oo Ay 2yahiin Gawaadida Looqayaano V8ka Islamarkaana Ay Wataan Baabuurtaasi Engineerada Iyo Madaxda Madaarka,Waxakale Oo Jira Ilaa 6xaajiyadood Oo Ay Wattaan Foormaanada  Madaxwaaxyaa Dhismaa Madaarka 
5"Waxa Kale Oo Shirkadani Qaadatay Qandaraaska  Dhamaan Daamurka Lagu Dhisaayo Madaarka Berber
6 .Shirkada Safway Ayaa Dhanka Kale Siisay Shirkada Cumaaniga Taarka Lagu Wareejiyay Madaarka Berbera Oo Ilaa 40km Iskuweera ,Waxa Kale Shirka Cumaan Qaadatay Soorarida Buuxinta Madaarka  Iyadoo Buuraa Kuyaala Gobolka Saaxil Qaarkood Kooto Loogu Xidhay,
Dhinaca Xukuumada Ayaa ,Wasaarada Arimaha Bulshada Ayaa Qorta Shaqaalaa Madaarka Berbera, ,Xataa Hadii Qof Kuuliya Looga Baahdo Madaarka Waxaana 
Dhamaan Dadka Qaatay Qandaraaska  Madaarka Qaybahiisa Kala Duwan  Ayaa Ah Dad Isku Hayba Kana Soo Jeeda Qoyska   Madaxwaynahii Xukuumadii Hore Ee Axmed Silaanyo, Waxaana Xusid Muddan Dhowaan Markii Uu Safarka Kumaraayay Gobolada Dalka Madaxwayne Biixi Inuu Sheegay Inqandaraasyada Loo Sinaado,Balse Lama Garanaayo Hadalkaasi Meel Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay ,
,Sikastaba Xaalku Ha Ahaadee Badhasaabka Gobolka Saaxil Ayaa Umuuqda Mid Ku Guuldaraystay Wax Kaqabashada Xaaladaa Ku Gadaaman Madaarka Berbera Iyo Guud Ahaana Gobolka Saaxil.
Warbixin Wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured