"Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi Axmed Gobanimo

0
Tuesday January 29, 2019 - 02:31:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1082
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi Axmed Gobanimo

    "Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Shanta degmo ee Hargeysa Halagu soo Doorto Sidan: 26juun 4kursi, Koodbur 4kursi, Maxed haybe 4kursi, Gacanlibax 4kursi, Axmed dhagax 4kursi, B degmoyinka yaryar 31may 1kursi, Macalin haruun 1kursi, Maxed mooge 1kursi". Siyaasi Axmed Gobanimo
Waxaan fikirkayga usoo gudbinaya in la sameyo maamul dadajin 
Tasoo dorashoyinka deganka laga soo doorto degmo ilaa xaafad 
Madaxwayne somaliland, waxanu usoo jedinaya fikirkayga ku adan dorashada deganada ee lafilayo in dhawan la qabto 
Hadaba sidii hore logusoo doranjiray golayasha deganka waa inlabadala oo mamul dadajinta lasameyo kuwasoo laga soodorandono degmoyinka ama xafada 
Xusbikastana kutartamo degmoyinka kurasta looqondeyo halki qabqabil lagusoo doranjiray xildhibanada kuwasoo markad tidhahdo maxad degmada wax uguqaban wayden xildhibanku kugu jawabayo rerkayaga isoo dorte maada isoo dortay 
Shacbiguna si ay xildhibanadi ula xisabtaman mahelayan 
Waayo hadii 8degmo ee casimada marodijeex kakobantahay degmo kasta shacbiga kunoli dhowr xildhiban kasoo dortan laxisabtanki shacbiguna wuu imanaya waayo xildhibanku codka degmada ayuu kursiga kuhelay kadibna xildhibankasta degmadi laga soo dortay inuu horumarkeda kashaqeyo ayay noqonaysa tasoo bilicda magaloyinka iyo casimaduba noqonkaran kuwa adunyada latartama hadaba 25xildhiban waxan uqaybiyay qabkan 
A  shanta degme wawayn
26juun   4kursi 
Kodbur   4kursi 
Maxed haybe 4kursi 
Gacanlibax      4kursi
Axmed dhagax  4kursi
B degmoyinka yaryar 
31may   1kursi
Macalin haruun 1kursi
   Maxed mooge 1kursi 
Habada 20kursi oo shanta degme wawayna 
Iyo 3kursi oo degmoyinka yaryara waxay noqonaysa  23kursi 
Labada kursi ee dhimana waa inlasiya kotada hawenka iyo  belaha laga tirada badanyahay sidasan xalka umada anfacaya kujira 
Dalkenu sharciyad 100sano ee sosocda laisticmalo ayaa lobahanyahay wadankenu waa in mustaqbalka laga fikira 
Hadaynu kafikirno aragti shansano aan dhafsanayn waligen halkaynu joogno dhaafi mayno maskaxda halamalo dalkana ceelna uma qodna cidna uma maqna waxan taladayda kusoo gaba gabaynaya fadhiga halaga kaco dalkana dhaxal haloga tago xooga nabada kudhashay ee nabada wax kubartay allaa mahadleh.
Siyaasi Axmed Gobanimo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured