Wadankii Wuxuu galay Halkii uu ina Ilay ka yidhi Heego Hayska Canbuulaysato. W/Q Farxaan Cali Cabdi

0
Friday January 18, 2019 - 17:39:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1149
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadankii Wuxuu galay Halkii uu ina Ilay ka yidhi Heego Hayska Canbuulaysato. W/Q Farxaan Cali Cabdi

    Wadankii Wuxuu galay Halkii uu ina Ilay ka yidhi Heego Hayska Canbuulaysato. W/Q Farxaan Cali Cabdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadankii Wuxuu galay Halkii uu ina Ilay ka yidhi Heego Hayska Canbuulaysato. W/Q Farxaan Cali Cabdi
in badan ban laga hadlaayey aafada ay ku hayaan wadanka kooxda Heego ee awooda badan ku leh maamulka Muuse Biixi , Maahmaah hore oo jirtay ayaa duluxdeedu ahayd niman dibitaati daadihinayn Ama Dabagaabi Daaya lahayn Dameerka abgaalba wuu dili , hada waxay taagan tahay nimanay Heego daadihinayn dabaysha hargaysi way dili , wàa ayaandaro inteeda leeg inagoo ka soo baxnay 8 sano oo wadan ay ka talinayeen koox aan la dooranini , inaynu madaxa la galo haddana koox kale oo aan la dooran uu xukunkii dalku u gacan galo  "Heego Hayska Canbuulaysato" sonalida tidhaahda ninka ilaahay xoolo la rabo dadkeeda ayuu siiyaa, haddii ilaahay wadankan iyo dadkan wax la damacsan yahay kumay dhaceen ' Heego To Heego' dadkii la doortay bay talada wadanku gacantooda ku jiri lahayd ,huteelkasta oo hargaysa ku yaala waxaa ku jira kuwo ay debedaha uga yeedheen kooxdan daran ee heego ee xukunkii wadanka sumal xaday , kuwaasoo lagu yidhi waxaanu idiin magacaabaynaa possition wasiir ama wasiir ku xigeen ah , amaba agaasime guudba , kuwii hore ee ay magacaabeen ayeynu yaabanayne kuwa soo socda ayaa kasii daran, haddaba madaxweynihii ina lahaa wadanka iyo dadka waan aqaanaa afar qof oo aan magacaabayona talo ugama baahni , Xaalkiisii ma waxa uu noqday tii siilaanyo oo kale, malaha berrigaa waxaa ltalinaayey dad waaweyn oo siyaasada u bisil , dadkana wixii ay talo bidayaan way u yeedhan jireen ayaan daro maanta ayey taagan tahaye allow Sahal.
W/Q  Farxaan CaliCabdi 
Farxan32@gmail.com 
London.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured