"Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda.." Abwaan Yuusuf Shaacir

0
Wednesday January 16, 2019 - 02:43:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda.." Abwaan Yuusuf Shaacir

    "Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda.." Abwaan Yuusuf Shaacir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sawirkii Kacaanka oo Kale Ayaa Muuqda.." Abwaan Yuusuf Shaacir

Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa ka hadley laba Abwaan oo ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi siyaabo kala duwan ay u xidhay, waxaana uu sheegay in mar marka qaarkood ay muuqato sawirkii dawladii kacaanka ee Siyaad Barre.

Sidoo kale Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa sheegay inuu ka xun yahay xadhiga labadaas abwaan, waxaana uu cadeeyay in ay banaanayd dariiq-yo kale oo loo mari lahaa hadii ay danbi galaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured