"Somaliland isbadal wanaagsanbaa u Bilaabmay oo Xaga arimaha dibada". Siyaasi Axmed Gobanimo.

0
Wednesday January 09, 2019 - 19:02:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 985
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Somaliland isbadal wanaagsanbaa u Bilaabmay oo Xaga arimaha dibada". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    "Somaliland isbadal wanaagsanbaa u Bilaabmay oo Xaga arimaha dibada". Siyaasi Axmed Gobanimo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Somaliland isbadal wanaagsanbaa u Bilaabmay oo Xaga arimaha dibada". Siyaasi Axmed Gobanimo.
Wufudaha farabadan ee malinkasta dalka yimada hadaba waxaan talo kusoo jedinlaha manta fursada mudo lasugayay aynu kawada faidaysano 
Waxana wajiba inaynu dhamanten gacmaha iswada qabsano oo arimaha yaryar ee jira aynu soo afjarno 
Madaxwayne muse bixina waxaan kuhambalyeynaya turxanbixinta uu bilabay tasoo qurxinaysa inay somaliland noqoto umad halkan qaranimo uwada halgamaysa 
Xukumadan manta jogtana way nasib badantahay waayo arimo hore iyo kuwa ay dhawan lagu howlgalayba waxay soojiden beshi calamku tartan kusoo gasho 
Hadaba dhamanten waxaa inaga goaan in somaliland laciyirafo tasoo mudo dher inagu qadatay imikana lobahanyahay in cida  midida daabkeda haysa 
Shurud adag hordhigto cida inadanaynaysa tasoo ah marka hore na aqonsada hadii kale waxay noqon uun wasirba yimid hadana noqday ama cidamanu idintababari iyo arimo shacbiga soo dashaday 
Kuwasoo markasta aanu kumaqalno warsaxafadedka madaxtoyada 
Waxaa laga wada hadlay xoojinta labada dal 
Amniga iyo iskusocodka 
Ardaybanu idinqadi 
Iyo cidamo ayaanu idintababari 
Kalmadahasi shacbigu way kudalen  
Manta kalmada aqonsiga uunbanu hordhigayna cida inoo timada wanan kukalsonahay madaxwayne muse bixi 
Oo qaranimada ku adag 
Lakinse hadan xukumada lagarab istagin kaligod waxba wadikarimayan 
Dhinaca kale markaynu wax cabirayno waxaynu eegna muqdisho ayaa laga cayliyay 
Somaliya dowlada makhsinka lagu ilaliyo inaynu waxka cabirno maha waayo waxaynu iskujirna cirka iyo dhulku intay isku jiran 
Nin fadhigaga arkaya loma sarakaco 
Wax inagaga xidhan garanmayo dantena aynu wadano meel ficanbaynu  marayna waxaynu noqonay dalka kaliye iyadon cidi usoo gurman tashaday dowlad samaystay qaran dhan dhistay 
Akhirkina dorashoyin samaystay tasoo dalka jaarku awodi layihin 
Dorasho shacbigu codeyo oo kolba ciday raban dortan iyo umad isku tanasulaysa 
Gunti iyo gabagabadi halkanka logu jiro in somaliland laaqonsado dhamanten waa inaynu kawada qaybqadana oo danta garka meel iska dhigna     illahayba mahadleh
Siyaasi Axmed Gobanimo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured