Suuqa Siyaasada ee Garoowe oo Caawa Cirka isku Shareeray iyo qiimaha lagu kala iibsanaayo Xildhibaanada Cusub gaadhay halkii ugu Saraysay abid...

0
Monday January 07, 2019 - 20:19:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 873
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suuqa Siyaasada ee Garoowe oo Caawa Cirka isku Shareeray iyo qiimaha lagu kala iibsanaayo Xildhibaanada Cusub gaadhay halkii ugu Saraysay abid...

    Suuqa Siyaasada ee Garoowe oo Caawa Cirka isku Shareeray iyo qiimaha lagu kala iibsanaayo Xildhibaanada Cusub gaadhay halkii ugu Saraysay abid...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suuqa Siyaasada ee Garoowe oo Caawa Cirka isku Shareeray iyo qiimaha lagu kala iibsanaayo Xildhibaanada Cusub gaadhay halkii ugu Saraysay abid...
Garoowe (Xogreebnews)- Loolanka madaxtimo ee maamul-goboleedka Somaliya ee Pentland, ayaa caawa hawada isku shareeray, waxana magaalada Garoowe ka socda shirar doceedyo lagu kala iibsanàayo xildhibaanada cusub ee puntland. Qiimaha lacagta lagu baayacayo xildhibaanada ayaa ah midkiiba $ 50,000. Sida u xaqiijiyeen shabakada warar ee Xogreebnews shaqsiyaadka agdhow musharaxiinta ugu cadcad ee y tartamaya madaxtimada Puntland.
Waxana ugu cadcad musharaxiinta kala ah.
Saciid maxamed deni
Faarax cali shire
Maxamuud khalif jabiye
Asad cisman diyaano
C/wali cali Gaas 
Cali ciise cabdi. Iyo
Cali xaaji warsame.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured