DHALINYARADA DEG. SHEEKH EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ NABADEED USO JEEDIYAY SHAQAQADA KA DHEX DHALATAY LABADA BEELOOD EE WADA DAGA DEEGAANKA (RAGAAD).

0
Sunday January 06, 2019 - 02:09:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1051
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DHALINYARADA DEG. SHEEKH EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ NABADEED USO JEEDIYAY SHAQAQADA KA DHEX DHALATAY LABADA BEELOOD EE WADA DAGA DEEGAANKA (RAGAAD).

    DHALINYARADA DEG. SHEEKH EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ NABADEED USO JEEDIYAY SHAQAQADA KA DHEX DHALATAY LABADA BEELOOD EE WADA DAGA DEEGAANKA (RAGAAD).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DHALINYARADA DEG. SHEEKH EE GOBOLKA SAAXIL OO BAAQ NABADEED USO JEEDIYAY SHAQAQADA KA DHEX DHALATAY LABADA BEELOOD EE WADA DAGA DEEGAANKA (RAGAAD).
Deegaanka lagu magacaabo RAGAD oo ka kooban dhul beereed iyo dhul daaqsimeed isla maamul ahana ka tirsan gobalka TOGDHEER isla  markaana ay wada dagaan labada beelood ee Musa Cabdalle iyo Maxamed Ciise, ayaa waxa ka tagan khilaf labada beelood ah kaso keenay  dagal ay  iska hor imada n labada beelood hatan iyo markana dhaliyay dhibato an sal yarayn oo lagu dhawacmay ka dib markii laysu adeegsaday hub iyo rasaas.
Haddaba waxanu si dareen iyo damqasho leh dhan Baal baaq nabadeed ah ugu dirayna labada beelood ee wada daga dhulkaas, oo ay  dib uga labtan xaladaha foosha xun ee ay tano kale raad reebto.
Waxanu leenahay ilahay ha laga baqo ha Ku cadab mudanina waxan ilahay banayn, ninkii Ku dhinta iyo kii Ku dilayba waa akhiro seeg.
Walalayaal dadka u naxa, oo diinta ha ka tagina oo xalada dalka iyo duruufaha tagan dhib hakuso kordhinina.
Waar ha lays xaq dhawro oo yaan goblan, madi, agoon, tol La,an laysu hor seedin.
Walalayaal ilahba xaal og xajana nin leh wxn ilahay la  wakiilanayna inad xalka dhabta  aanu garataan oo anay inta dhafin xajiinta iyo xanafta hawshaasi leedahay.
ALLA MAHAD LEH.
Mohammed Abdi mudane xigaal
Degmada Sheekh.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured