Ciidammada Ammaanka Somaliland Oo Xidhay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr...

Saturday January 05, 2019 - 16:42:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1043
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidammada Ammaanka Somaliland Oo Xidhay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr...

    Ciidammada Ammaanka Somaliland Oo Xidhay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidammada Ammaanka Somaliland Oo Xidhay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr...

Ciidammada ammaanka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo ka mid ah hal-abuurada da’ada yar ee reer Somaliland.

Ma jiro warar faah-faahsan oo ka soo baxay xadhiga Siciid Maxamuud Gahayr balse warar aanu helay ayaa waxa ay sheegayaan in loo xidhay qoraalo uu ku faafiyay barta uu ku leeyahay bartiisa Facebook-ga.

Maaha markii ugu horraysay ee la xidho Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr balse waxa jiray marar hore oo la xidhay iyada oo lagu soo eedeeyay qoraalo faafiyay.

Ciidammada boolisku wali kama hadal sababta rasmiga ah loo xidhay Qoraa/Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.


featured