"Nin cawtal dariiq ahaan jiray (dhuljiif) ayaa dad gaadhi saaran meel u galay dadkii buu isku xidh xidhay , nin buu sodohdii ku xidhay ninkii baa yidhi waar dadku siduu isu qabanaayo isugu xidh, waxan uga socda waxay ahayd inay Caalamku dadku siday isugu xidhmayaan isugu xidhan". Siyaasi Kayd Cabdilahi xundule.

0
Friday January 04, 2019 - 17:41:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 627
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Nin cawtal dariiq ahaan jiray (dhuljiif) ayaa dad gaadhi saaran meel u galay dadkii buu isku xidh xidhay , nin buu sodohdii ku xidhay ninkii baa yidhi waar dadku siduu isu qabanaayo isugu xidh, waxan uga socda waxay ahayd inay Caalamku dadku siday isugu xidhmayaan isugu xidhan". Siyaasi Kayd Cabdilahi xundule.

    "Nin cawtal dariiq ahaan jiray (dhuljiif) ayaa dad gaadhi saaran meel u galay dadkii buu isku xidh xidhay , nin buu sodohdii ku xidhay ninkii baa yidhi waar dadku siduu isu qabanaayo isugu xidh, waxan uga socda waxay ahayd inay Caalamku dadku s

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Nin cawtal dariiq ahaan jiray (dhuljiif) ayaa dad gaadhi saaran meel u galay dadkii buu isku xidh xidhay , nin buu sodohdii ku xidhay ninkii baa yidhi waar dadku siduu isu qabanaayo isugu xidh, waxan uga socda waxay ahayd inay Caalamku dadku siday isugu xidhmayaan isugu xidhan". Siyaasi Kayd Cabdilahi xundule.

Madaxweyneyaasha, Xildhibaanada baarlamaan & Deegaanba ee Somaliland Waxaa laga soo Doortaa 23 degmo doorasho iyo 600 oo goobo doorasho, halka Somaliya iyo Maamul goboladeeda laga soo doorto hal goob doorasho oo guri gudihiis ah, sida Bulshooyinka Caalamka ku nooli wax u doortaan ee madaxdoodu u soo baxdo , ayey Madaxda Somaliland u soo baxdaa , dadka reer somalilandna waxay leeyihiin rabitaanka iyo diidmada ay leeyihiin bulshooyinka caalamku , waxaa ayaan daro ah , wax caqliga wanaagsan ka baxsan ah Caalamka ay sidaasi u cadahay ee og inta laysu jiro bulsho ahaan iyo dawlad ahaanba ,  ee og inay aduunkii oo dhami dhaqaalahoodii iyo awoodoodiiba ku dhako faartay, inay bal qaab maamul cagaha ugu taagaan somalia mudo dhawr labaatan Sano ah, in la yiraahdo Somaliland waxay u laba dib laysnaanaysaa dadka taladoodu hore iyo diba ay tahay waxay cunan, iyo waxay baabiyaan ,waxaa tahay inuu aduunku garowsado waxa kelifay Bulshada Somaliland inay ka gacan taagto wax wada lahaanshaha Somalia  Sodon sano oo khasaare ah ka dib ,waxaa biyo kama dhibcaana Somaliland haddii aanay ku dhici lahayn 50 ka hor godkii Madoobaa ee Somali weyn , inay Maanta ka mid ahaan lahayd dawladaha aduunka laga majeerto. 


waxaa la yidhi nin cawtal dariiq ahaan jiray (dhuljiif) ayaa dad gaadhi saaran meel u galay dadkii buu isku xidh xidhay , nin buu sodohdii ku xidhay ninkii baa yidhi waar dadku siduu isu qabanaayo isugu xidh, waxan uga socda  waxay ahayd inay Caalamku dadku siday isugu xidhmayaan isugu xidhan, ayna gartaan inanay Somalia iyo Somaliland ahayn dad isku xidhmi kara, lagana taxadiro 50 sano o dambe oo burbur iyo khasaare ah , caalamkana wax yeeli kara , qaaradana saamayn kara. wa bilaahi tawfiiq. Siyaasi Kayd Cabdilahi xundule.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured