Xukuumaddu Waxay Doonaysaa Inay Saaxafadda Madaxa Banaan Ka Dhigato Xidigtii October Iyo Idaacadii Radio Muqdisho Ee Siyaad Barre Loogu Guul Wadayn Jiray Cidii U Hogaansami Waydana Waxay U Adeegsanaysaysaa Argagaxisada RRU Mujaahid Cali Gurey Oo Dhaliilay Hab Dhaqanka Xukuumadda Siilaanyo

0
Wednesday June 12, 2013 - 18:56:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumaddu Waxay Doonaysaa Inay Saaxafadda Madaxa Banaan Ka Dhigato Xidigtii October Iyo Idaacadii Radio Muqdisho Ee Siyaad Barre Loogu Guul Wadayn Jiray Cidii U Hogaansami Waydana Waxay U Adeegsanaysaysaa Argagaxisada RRU Mujaahid Cali Gurey Oo Dhaliilay Hab Dhaqanka Xukuumadda Siilaanyo

    Xukuumaddu Waxay Doonaysaa Inay Saaxafadda Madaxa Banaan Ka Dhigato Xidigtii October Iyo Idaacadii Radio Muqdisho Ee Siyaad Barre Loogu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumaddu Waxay Doonaysaa Inay Saaxafadda Madaxa Banaan Ka Dhigato Xidigtii October Iyo Idaacadii Radio Muqdisho Ee Siyaad Barre Loogu

Gudoomiye ku xigeenka sadexad ee xisbiga Ucid Muj: Cali Maxamed Yuusuf Cali-guray oo maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xarunta dhexe ee xisbiga Ucid ayaa ka hadlay arrintii kadiska ahayd ee shalay Albaabada loogu laabay xaruntii wargeyska Hubaal taas oo uu sheegay in baryahanba uu dagaal u dhexeeyey iyaga iyo xukuumada madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo saxaafada madaxbannaan oo ay doonayaan inay saxaafadda oo dhan ka dhigtaanXidigtii October iyo Idaacaddii Radio Muqdisho, Cali-guray waxa uu intaas raaciyey kuwi Ummadu wada lahayd iyaga ayaa gacanta ku haya (Warbaahinta Qaranka) waxay doonayaan bay sheegaan kumana qabsano anagu, waxa laakiin hadda loo soo dhigtay in la qaramaysto oo laga dhigto Hub ay adeegsato xukuumadu dhamaan wixii warbaahin ah ee madax-bannaan ee dalka ka jira ciddii sidaas u hogaansami weydana loo adeegsado Argagixisada RRU ayuu yidhi.

Muj: Cali-guray waxa uu yidhi isaga oo hadalkiisa sii wata waan tagay Xarunta Wargeyska Hubaal maanta waxana jooga ciidamo Boolis ah, laakiin waxay dadka shaqynaya Wargeysku ii sheegeen in Baabuur ka mida ciidamada RRU uu xagga dambe taagnaa.

Dhanka kale Cali-guray waxa uu sheegay in Ciidanka RRU oo la sheegay in loo tababaray in loo adeegsanayo Argagixisada , balse xukuumadu u adeesato marba halka ay doonayso ,iyaga oo marna u daadanaya Guryaha saqda dhexe marna Caruur yaryar xabad ku furaya, cida ay ka amar qaadana-yaana aanay ahayn talisyadii aynu garanaynay ee ciidanka qaranka, markaa Haykalkii Dawladnimo Xukuumadani dhulkay ku dhufatay waanay bur-burisay ayuu ku soo afmeeray hadalkiisii.

- See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Xisbiga-Mucaaridka-Ah-Ee-Ucid-Ayaa-Si-Adag-U-Cambaareeyey-Talaabadii-Ay-Xukuumadu-Albaabada-Ugu-Laabtay-Wargeyska-Hubaal-Oo-Shalay-Ay-Maxakamada-Gobolka-Maroodi-jeex-Ka-Soo-Saartay-Goaan-ay-Ku-Xayirayso-Wargeyskaasi.html#sthash.yNwNzyln.dpuf

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured