"Hambalyo 400 oo Macalin oo ku soo Biiray Diiwaanka Mushahar Bixinta Dalka". Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle.

0
Sunday December 30, 2018 - 17:14:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 747
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Hambalyo 400 oo Macalin oo ku soo Biiray Diiwaanka Mushahar Bixinta Dalka". Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle.

    "Hambalyo 400 oo Macalin oo ku soo Biiray Diiwaanka Mushahar Bixinta Dalka". Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Hambalyo 400 oo Macalin oo ku soo Biiray Diiwaanka Mushahar Bixinta Dalka". Gudoomiyaha Hayadda shaqaalaha Sharmarke Geelle.
"... Kadib kormeer Hay'adda Shaqaalaha Dawladda iyo Wasaaradda Waxbarashada & Saynisku ku soo mareen guud ahaan dugsiyada dalka oo dhan 1,081 isla markaana lagu soo ogaaday xaalka iyo xogta dhabta ah ee  barayaasha dalka.
- Tallaabadii koobaad ee la qaaday ayaa ahayd in  954- macalin oo ku mushahar qaadan jiray  magac aanay lahayn iyo kuwo kale oo markii la soo qoray-ba la shaqaaleeyo 13/11/2018 taasi oo qayb weyn ka ahayd ujeedooyinkii laga lahaa tiro-koobkii Shaqaalaha Dawladda ee dib-u-habaynta  
- Haddaba, iyada oo laga duulayo xogtii la soo helay  oo xusaysa in ay jiraan weli macalimiin ardayda wax u dhiga balse aan weli qaadan wax gunno ah.
- Si taas looga jawaabo, kulamo dheeraad ah oo Hay'adda Shaqaalaha Dawladda, W.Waxbarashada & Sayniska iyo Wasaaradda Horumarinta Maaliyaduu  wada yeesheen waxaa la shaqaaleeyey 400 oo macalin oo kamid ah bareyaashaa  bilaa gunnada dugsiyada ku dhiga si kor loogu qaado niyada bareyaasha dalka.  
- Waxaa xusid mudan in Sannadkan imika bilaabmaya ee 2019 Insha Allah isna  la shaqaalayn doonno tiro kale taasi oo wax weyn ka tari doonta macalmiinta bilaa gunnada ah ee dalka.
Xogtu waa sahanka lagu guuro lifaaqan hoose ka arag tirada dugsiyada dawladda ee dalka.".




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured