Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa 

0
Saturday December 29, 2018 - 17:49:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa 

    Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa 

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirweynaha Qaran Ee Saxaafada Somaliland oo Ka Furmay Hargeysa 

Shirweynaha qaran ee Saxaafada Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Warfaafinta Somaliland, ayaa waxa ka soo qayb galay Xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Hogaanka sare ee Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee Solja iyo Wariyeyaasha kala duwan ee dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured