Wasiirka Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Shirwac oo Noqday Masuul Dhexda u xidhay Waxqabad iyo Hindisayaasha Qorshayaasha qaranka. W/Q Farxaan Cali Xasan.

0
Friday December 28, 2018 - 03:59:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 773
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Shirwac oo Noqday Masuul Dhexda u xidhay Waxqabad iyo Hindisayaasha Qorshayaasha qaranka. W/Q Farxaan Cali Xasan.

    Wasiirka Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Shirwac oo Noqday Masuul Dhexda u xidhay Waxqabad iyo Hindisayaasha Qorshayaasha qaranka. W/Q Farxaan Cali Xasan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Shirwac oo Noqday Masuul Dhexda u xidhay Waxqabad iyo Hindisayaasha Qorshayaasha qaranka. W/Q Farxaan Cali Xasan.
Wasiirka Qorsheynta Somaliland Md. Cawaale Ibrahim Shirwac o ah Masuul Dhalinyaro ah oo ku Sifoobay Daacadnimo, Aqoon,  Karti, iyo  Waaya- aragnimo, oo Xilka Wasaaraiisa, ayaa Mudadii sanaadka ahayd ee ay jirtay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ku Talaabsaday  Waxqabad Muuqda oo La taaban karo. 
Waxanu Wasiir Cawaale Qaranka Somaliland u sameeyey jid-wal cad. Isagoo gobol kasta iyo degmo kastoo Somaliland Kamid ah, u dejiyey Mashaariico iyo qorshayaal lagu horumarinaayo.
Wasiir Cawaale, waxa uu sameeyey qorshaha kasoo kabashada abaarihii riiqda ku reebay gobolada bariga Somaliland, gaar ahaan Sool, Sanaag iyo Awdal, waxana loo dajiyey mashruuc dhan oo ku kacaaya $2.8 Million.
Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, oo ay wakiilka tahay wasaaradiisa Qorsheyntu waxay Hay'adaha caalamiga ah u diyaarisay nidaamyada wada shaqayneed, kuwasoo nuxurkoodu yahay isku xidhnaan, iyo fulinta ajandayaasha Xukuumadeed ee dawlada Madaxweyne Muuse Biixi, waxana qorshahan Wasaaraddu ugu talogashay in sidii hayad kastaaba bulshada Somaliland u gaadhsiin lahayd adeegyo hufan.
W/Q
Farxaan Cali Xasan
Hargeysa/Somaliland.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured