Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Talooyin dhaxal-gal ah ka dhiibtay Xaalka Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka...

0
Thursday December 27, 2018 - 21:34:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Talooyin dhaxal-gal ah ka dhiibtay Xaalka Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka...

    Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Talooyin dhaxal-gal ah ka dhiibtay Xaalka Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Axmed Gobanimo oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye oo Talooyin dhaxal-gal ah ka dhiibtay Xaalka Saami-qaybsiga Kuraasta Baarlamaanka...
"Somaliland waxaa daga afar belod iyo besha laga tirada badanyahay halkasay tirada beluhu Shan kunoqonayan 
Hadaba qodobkan aadka ugu adkaday in madaxwaynayal badani kudhiciwayen mantana ah qodobka ugu caqabada badan in doroshiyinki golayashu dhacan 
Hadaba anigu waxan hal uarka fikirkayga 
Horta sharciyadenu waxay shegaysa in kurasta lagu qaybiyo tirakoobka dadka gobolka ama degmada kunool hadii tirakoobka lasameyo markasta waxaa golayasha majorati kanoqonaya besha dhexe ee imikaba belahu kacabanayan 
Hadaba halku muxuu kujira 
Xusbiyada qaranku waa inay mesha kasaran dorashada xildhibanka sanduqa codka lagu rido
Oo sadexda xusbi qaran waa inay utartaman xusbiyo sidii dorashadi madaxwaynaha 
Musharaxintana waa in xusbiyadu soo xushan oo loosameyo lambaro tusale ahaan gobolka maroodi jeex xusbiga kulmiye wuxuu codkisi guud helay 80000 waxanu helay 8kursi sideda kursi waa in xusbigu kuqaybiyo belaha somaliland dega oo maroodijeex sededa kursi waxaa loo qaybinaya xubin gobolka awdala 
Xubin gobolka salala 
Xubin gobolka soola 
Xubin gobolka sanaga 
Liiskasoo dhaman kobaya dhaman belaha somaliland dega xusbikastana sidasi ushaxeyo 
Oo 82 xildhiban ee barlamanka 50 xildhiban yeshan belaha darafyada 2xildhibana yeshan besha laga tirada badanyahay 
50 kursiye kalana besha dhaxe marka aragtidasi waa xal 
Somalilandna halkan waxay kusoo gadhay xal 
Xul iyo sharcitona mashaqaynayan markay arimaha qarkood sidan ucakirman 
Hadaba waxaa mesha kabaxaya qodobo dhowra 
1 shacbigu sadexda xusbi ayuu ukala codaynaya foodki qofku mesha wuu kabaxaya 
2 qofka besha ama gobolka kasoo baxaya xusbiga soo xulanaya waxana laga soo dhex xulayana cidii deganka degta xusbinmo 
3 jiri mayso gobolkan aniga dega rerhebel siday uga soo baxan awoodo dhami xusbiyada ayay gacantoda galaysa 
Waxanay tasi yaraynaysa isqabqabsigi kadhexdhicijiray belaha dhexdoda kuwasoo isgarab orod badan galijiray mararka qaarna isgarab orodkasi sababi jiray inay besashi isladegto 
Waxana awood yelandona xusbiyada qaranka oo markay dorasho soo dhawato lasoo camiro markay dhamatana xusbigu kusoo ururo afarta hoganka oo afka xusbiga kuhadla 
Hadaba xusbiyadana  waxaa lagudboon inay mamul dadajin sameyan gobol  degmo ilaa laanta hoose kuwasoo noqda xafisyo shaqeya dorasho haday jirto iyo hadanay jirin 
Iyo inxusbiyada laga bilabi kontarabiyushanki qofka xusbiga kujira kubixiyo bile tasoo dhisaysa xusbinimadi 
Taasina waata kentay xusbiyadu inay cidgara uxidhnadan waayo dhaqalaha xusbigu markasta wuxuu dhakada kasaranyahay ninka hoganka haya tasoo gudomiyaha xusbiga hogamiya iyo ganacsato beshisii latacalan qadhanka ama kharashka howlaha xusbiga lagu wadayo alla mahadleh
Siyaasi Axmed Gobanimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured