Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi oo Kulan Muhiima la Qaatay Guddida Dekeda iyo Freezones-ka.

0
Monday December 24, 2018 - 23:08:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 852
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi oo Kulan Muhiima la Qaatay Guddida Dekeda iyo Freezones-ka.

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi oo Kulan Muhiima la Qaatay Guddida Dekeda iyo Freezones-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi oo Kulan Muhiima la Qaatay Guddida Dekeda iyo Freezones-ka.
Hargeysa(Xogreebnews)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta qarsiga Madaxtooyadda ku qaabilay Guddida Dekedaha iyo Freezones-ka.
Kulankan, ayaa lagu lafo-guray arrimo door ah oo ay Kamid yihiin hawlaha shaqo ee kusoo fool leh Dekedda iyo mashruuca la xidhiidha Dhismaha Dekedda Berbera Freezones-ka. Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhuu warbixino ka dhegeystay xubnaha Guddida Dekedaha iyo Freezoneska Berbera.
Dhinaca kale Waxa uu Madaxweynuhuu  kulamada shaqo ee u la qaatay Guddidu kula dardaarmay inay si wanaagsan oo cadaaladeed u fuliyaan hawlaha ay u igman yihiin, isagoo ugu duceeyey shaqada culus ay hayaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured