Xisbiga Kulmiye oo Xilalkii Ka Qaaday Saddex Siyaasi oo Miisaan ku dhex lahaa

0
Monday December 24, 2018 - 18:24:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 838
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye oo Xilalkii Ka Qaaday Saddex Siyaasi oo Miisaan ku dhex lahaa

    Xisbiga Kulmiye oo Xilalkii Ka Qaaday Saddex Siyaasi oo Miisaan ku dhex lahaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye oo Xilalkii Ka Qaaday Saddex Siyaasi oo Miisaan ku dhex lahaa

Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa goor dhawayd xisbigaasi ka caydhiyay sadex Siyaasi oo ka tirsanaa golaha dhexe ee Xisbigaasi.

Waraaq qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska Xisbiga Kulmiye oo ku saxeexan yahay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbigaasi Axmed Cabdi Dheere ayaa lagu sheegay in xisbigaasi laga saaray saddex maasuul oo ka tirsanaa Xisbiga.

 

Halkan hoose ka akhriso warqada ka soo baxday xisbiga Kulmiye




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured