"Shirkii Jabuuti ka dhacay Wuxuu ahaa Shir Shirqool Somaliland ah tasoo Somaliya soo maleegtay jabuutina fulinaysay". Siyaasi Axmed Gobanimo
"Shirkii Jabuuti ka dhacay Wuxuu ahaa Shir Shirqool Somaliland ah tasoo Somaliya soo maleegtay jabuutina fulinaysay". Siyaasi Axmed Gobanimo
Shirkasi ajandihisa meesha ku qorna ee ahayd isbadalada geeska ajabdaha meshaba lama kenin waayo marki shirku furmayba ajandihi khiyamada ahaa ayaa lagalay doduna waxay noqotay somaliland iyo somaliya iyo siday ukala goayan
Waxana muqatay labada dhinacba dadka kala matalayay waxay kasoo jeden somaliland sadex qof moyee inta kaloo toban gadhaysa labada dhinacba somalilandbay ahayen
Waxana tilmamaysay inanay shacbiga somaliland kala qaybsanyahay waayo
Tobanka qofba rersomalilandbay ahayen
Hayada layidhahdo hiretage waxay ushaqaysa kolba xukumada muqdisho kajirta waxanay aminsantahay insomali midqudha tahay
Iyo kashaqaynta somaliwayn hadaba waxan ayaandaro uarka in aanay daremin dadkii aqonyahanka sheganayay ee somaliland katagay kuwasoo doda isdifaca aykagalen aanu ahaynba wixii liguyedhay
Dhibatada somaliland kajirtana waa mashraxyada aqoonyahanada lagu magacabo oo loo tartamo sidan kaarkayay bobe yusuf ducalo isna lahaa maa aniga laiyedho
Iyo faysal cali warabe aad uxiseya qandarasyada nocasa gunti iyo gabagabadi hadii madal somaliland lagaga dodayo waa indowladu udirta dadkeni aqoonta ulahaa
Hadii kale xoghayasha xusbiyada mucaridka oo doda aad miday inay hargaysa kahadlayan oo arimihi dhexdena yaalay jabuti kaga dhexhadlayay.
Leave a comment |
|