"Kulanka iyo Dardargalinta Madaxwaynaha iyo labada gudomiye mucarid". Siyaasi Axmed Gobanimo.
"Kulanka iyo Dardargalinta Madaxwaynaha iyo labada gudomiye mucarid". Siyaasi Axmed Gobanimo.
Wada hadalka sadexda xusbi qaran
Kudhawaqa komishanka inanay xiligedi dorashadu dhicikarin sababo jiro awgeed
Iyo magananta gurtida iyo kordhinta sanad iyo 8bilood
Iskuwada manguriyo markay heshiska xusbiyada waraqda komishanku madaxwaynaha usoo qoren iyo waraqda rasmiga ee madaxwaynuhu uqoridono gurtida iyo kuwa kalo isku xidhan markay soo gadhan gurtida
Gurtidu mudo kordhinta iyaga goaminaya
Waligedna gurtidu heshis maegane intay donanbay kordhiyan
Waxana lafilaya mudo laba sano udhow inay kordhinayan
Dhinaca kale komishanka qaranka 2019 '6 ayaa wakhtigogi kaga eegyahay
Waxanay ubadantahay in komishan cusub lasoo dorandono
Dhinaca kale labada qodob
Ee barlamanka horyala ayaa iyana muqata qaar aan suragal ahayn inla hirgaliyo
Qodobka kotada hawenka iyo belaha laga tiro badanyahay
Iyo Sami qaybsiga kurasta
Inkasto madaxwaynuhu iyo golaha wasiradu barlamanka ugudbiyen qodobka kotada haweenka
Hadana waxaa muqda qodobkasi inuu isna lamidnoqday qodobki horee labadi madaxwayne horaba kudhiranwayay
Hadaba madaxwayne muse bixi cabdi arinta kotada waa inuu kudhirada inta uhadhay inuu hirgalo
Hadii kale qodob kambaynka lagusoo dhafay ayuunbu noqondona
Hawenka qarankuna kacdon awoodle ayay wadan si qodobka kotada loo hirgalinlahaa.
Shacbiguna aad ayay uga niyad jaben golayasha barlamanka oo marki shanad loo kordhinayo iyo deganko iyaguna marki labad loo kordhinayo
Xaga kale dorashoyinkan dib udhacaya waxay inagu kenayan dhawacyo gedisocodka dimquradiyada tasoo inagu noqotay caado soo noqnoqata Leave a comment |
|
"Kulanka iyo Dardargalinta Madaxwaynaha iyo labada gudomiye mucarid". Siyaasi Axmed Gobanimo.
"Kulanka iyo Dardargalinta Madaxwaynaha iyo labada gudomiye mucarid". Siyaasi Axmed Gobanimo.