Siyaasiyiin iyo qaybo Kamid ah Haldoorka Bulshada oo Hambalyo u Diray Meherkii Qarniga Sakariye Rashiid Cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hargeysa...

0
Thursday December 20, 2018 - 23:23:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyiin iyo qaybo Kamid ah Haldoorka Bulshada oo Hambalyo u Diray Meherkii Qarniga Sakariye Rashiid Cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hargeysa...

    Siyaasiyiin iyo qaybo Kamid ah Haldoorka Bulshada oo Hambalyo u Diray Meherkii Qarniga Sakariye Rashiid Cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hargeysa...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyiin iyo qaybo Kamid ah Haldoorka Bulshada oo Hambalyo u Diray Meherkii Qarniga Sakariye Rashiid Cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Hargeysa...
Hargeysa(Xogreebnews)- Siyaasiyiinta iyo haldoorka qaybaha bulshada ee Magacyadoodu xaga hoose ku qorani, waxay Tahniyad kal iyo laaba u diraya Meherka qarniga, waa Boqor iyo boqorada Sakariye rashiid cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur. 
Siyaasi aqoonyahanyahan Jamaal Cali Xuseen.
Xildhiban Saleeban Cali khayre
Siyaasi Cali Cantar
Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan 
Suldaan Mawliid Cali Sabayso.
Siyaasi Xasan Xuseen Badmaax 
Siyaasi Xuseen Hinifo 
Siyaasi Cabdikhalaq Awal Bari
Siyaasi Maxamed Gacayte
Suxufi Cabdicasiis Bashiir Nuur
Siyaasi Aadan Suldan Cabdiraxmaan.
Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo kal iyo laaba u dirayaan boqorka iyo boqorada Sakariye rashiid cabdi iyo Marwadiisa Muna Aadan X Nuur oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa, waxanay leeyihiin noqda qoyskii isku wara ee Ubad khayr qaba ha Kala siiyo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured