Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

0
Monday December 10, 2018 - 03:13:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 733
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

    Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Aanu ku Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

Hargeysa(Xogreebnews)-khudbadii Madaxweyne Muuse Uu Ka Jeediyay Carwada Ganacsiga Ee Somaliland Oo Anigu Xusin Guushi Shirkada Telesom Ee Africa

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Oo Maanta khudbad ka Jeediyay Furtaanka Carwadii 8Aad Ee Somaliland Ayaa ka Hadlay Faa’idada uu Ganacsiga Xorta ahi u Leeyay Dalka Somaliland iyo Halka uu Maraayo maanta Madaxweynaha khudbadisu u Maaqay Mid isku Jirta Dhiiri Galin uu Sinayo Ganacsadadii ka Soo Qayb Gashay carwada , Madaxweynuhu Waxa uu sidoo kala khudbadii ku sheegay in uu Gacansigu Xoryahay oo Aanu Cid u Xidhnan, Ganacsiga Somaliland yahay Mid Heerka ku Soo Gaadhay Xoriyada ay haystaan GanacsataduDalku


Hadaba Waxa Ganacsiga Somaliland Dhanka Techonolgy yada Guul africa oo dhan ah u soo Hoysay Shirkada Is gaadhisinta Ee Telesom companyTaas oo ku Guulaysay Hogaaminta ugu Wanagsan Africa Dhanka Technology yada, Waxanay ahayd Guul iyo Magac ay u soo Hoysay Somaliland iyo guud ahaan Somali ba , iyo wali africa oo Dhan , Madaxweyne Muuse Biixi isagoo Taas Ogaa Oo Wali Goobtu tahay Goob Gacansiga uu ku Dhiiri galinayay Ayaanu ku Xusin Dhaman ba Qudbadisi Guusha Telesom
Madaxweynuhu Mar hadii uu Carwada u Furay in uu Gacansiga Dalka ku dhiiri galiyo Waxay ahayn in uu Hambalyo u Diro Guusha Shirkada TelesomWaliba Madaxweynuhu Wuxu soo hadal Qaaday in uu Ganacsigu Xoryahay ee in ka Hadlo Gacansiga kootada ku Xidhan ee Fiber optic



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured