"Mareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Said Hassan waxqabadkiisa ayuu ku mutaystay in lagu maamuuso bilad sharaf". Siyaas Maxamed Gacayte oo Kamid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.

0
Monday December 10, 2018 - 01:37:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Mareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Said Hassan waxqabadkiisa ayuu ku mutaystay in lagu maamuuso bilad sharaf". Siyaas Maxamed Gacayte oo Kamid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.

    "Mareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Said Hassan waxqabadkiisa ayuu ku mutaystay in lagu maamuuso bilad sharaf". Siyaas Maxamed Gacayte oo Kamid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Mareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Said Hassan waxqabadkiisa ayuu ku mutaystay in lagu maamuuso bilad sharaf". Siyaas Maxamed Gacayte oo Kamid ah Saraakiisha Xisbiga Kulmiye.
"Mareeyaha Guud ee Dekedaha Somaliland Said Hassan waxqabadkiisa ayuu ku mutaystay in lagu maamuuso bilad sharaf si uu dadaalkiisa usii libin laabo waana dhiirigalin qof kasta oo waxqabtay mudan yahay. 
Maareeye Siciid Xasan Cabdilaahi, mudadii uu gacanta ku hayay Maamulka Dekeda Berbera wuxuu ku talaabsaday horumar balaadhan oo la taaban karo, isagoo daboolay baahiyaha aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah adeega ay bixiso Dekeda Berbera si ay ula tartanto dekedaha mandaqada Geeska Afrika iyo kuwa caalamkaba. 
Siciid Xasan, waa shakhsi ku suntan karti iyi dadaal badani, waa mufakar hal abuur iyo himilo fog leh. Waxaan leeyahay hore u soco". Siyaasi Maxamed Gacayte.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured