Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cawale Ibrahim Shirwac, Masuul Firfircoon oo Qaranka u Hagar-baxay

0
Saturday December 08, 2018 - 02:45:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cawale Ibrahim Shirwac, Masuul Firfircoon oo Qaranka u Hagar-baxay

    Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cawale Ibrahim Shirwac, Masuul Firfircoon oo Qaranka u Hagar-baxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Qorsheynta Somaliland Cawale Ibrahim Shirwac, Masuul Firfircoon oo Qaranka u Hagar-baxay
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland Md Cawale Ibrahim Shirwac, waa Wasiir khibrad iyo aqoon durugsan u leh hanaanka qorshe dajineed ee Wasaaradiisu u qaabilsan tahay qaranka Somaliland, sidoo kale waa masuul xul ah, oo si wanaagsan u garanaya gudashada waajibaadkiisa shaqo, waxanu subaxa horeba xaadirku yahay Xafiiskiisa oo u uga adeego bulshada.
Shaqsiyadda Wasiirka qorsheynta Somaliland Md. Cawale Ibrahim Shirwac, waa masuul degen, si fiicana uga fiirsada shaqada uu ku dhaqaqayo ee Maalin laha ah, waa Wasiir shaqada u samaystay ajandayaal cadcad oo ku horumarinaayo qaranka uu xilka culus u hayo, waxanu habeen iyo maalinba ku foogan yahay horumarinta Wasaarada qorsheynta,
Waa aqoonyahan iyo xeeldheera, kasoo isku darsaday karti badnaan hufnaan shaqo wanaag. 
Wasiir Cawale Ibrahim Shirwac, waxa uu xilliyo Kala duwan dalkiisa uga qaybgalay Shirar Caalamiya, kuwasoo  lagu abuurayey qorshayaal, ganacsi iyo kuwo gargaar, waxanu mid walba miiska soo saaray ajandayaal ku saabsan horumarinta Somaliland, ajandayaasha ayaa ahaa kuwo wadaniyadeed, waxanu xidhiidho caalamiya iyo shirar joogto ah la sameeya Hayadaha ka hawlgala dal, kuwasoo uu mid walba u dejiyey qorshayaal sanadle ah, oo ay kaga hawlgalaan Somaliland.
Waxyaaba uu sida gaar ah Wasiir Cawale Ibrahim Shirwac, cadaadiska ugu saaro Hayadaha la shaqeeyaa waxa Kamid ah, horumarinta qaab dhismeedka dawladda, sidii la isugu duba-ridi lahayn taageerada beesha caalamku siiso Somaliland, iyo sidoo kale horumarka ay dawladdu ku foogan tahay (Inter-sectoral Coordination Forum). La soco qaybaha dambe inshah Allah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured