Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo lagu Maamusay Shahaadada Waxqabadka Hayadaha Madaxabanaan ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Kalinta Kowad u galay...

0
Friday December 07, 2018 - 18:56:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo lagu Maamusay Shahaadada Waxqabadka Hayadaha Madaxabanaan ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Kalinta Kowad u galay...

    Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo lagu Maamusay Shahaadada Waxqabadka Hayadaha Madaxabanaan ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Kalinta Kowad u galay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekeda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo lagu Maamusay Shahaadada Waxqabadka Hayadaha Madaxabanaan ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi oo Kalinta Kowad u galay...
Hargeysa(Xogreebnews)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa ku guuleystay abaal-marin lagu siiyey waxqabadka balaadhan ee u kusoo kordhiyey Dekedda Berbera.
Abal-marintan, oo u bixisay Barnaamijka qiimee qaran oo ay soo diyaarisay "Somaliland National Awardness", waxa uu ku guuleystay mudada sanaadka ah ee ay jirtay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi inuu Maareeye Siciid Xasan Cabdilahi horumar balaadhan iyo waxqabad mug iyo miisaan leh, uu kusoo kordhiyey marsada berbera.
Barnaamijka qiimee qarankaaga ee soo diyaariyey Shahaadada waxqabadka Masuuliyiinta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ee "Somaliland National Awardness", ayaa Maareeyaha Dekedda Berbera Eng Siciid Xasan Cabdilahi ku siiyey Shahaadada Kaalinta koowaad oo u galay Waxqabadka Hayadaha Madaxabanaan.
Waxana si toosa Kooxda Barnaamijka Qiime, kusoo daabaceen boggada masuuliyiin Kala oo kaalmo Kala duwan ka galay waxqabadka Xukuumada ee sanaadkan sii dhamanaya,  kuwasoo sawiirada masuuliyiinta oo heer walba leh ku faafiyey bartooda Facebook, shahadadan ayaa ah mid dhiirigelina oo ururku ugu talogalay inay masuuliyiinta Qaranku waxqabadkooda sii laban laaban 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured