"Haweenku waa lafdhabarta qaranka Somaliland" Siyaasi Axmed Gobanimo

0
Thursday December 06, 2018 - 15:39:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Haweenku waa lafdhabarta qaranka Somaliland" Siyaasi Axmed Gobanimo

    "Haweenku waa lafdhabarta qaranka Somaliland" Siyaasi Axmed Gobanimo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Haweenku waa lafdhabarta qaranka Somaliland" Siyaasi Axmed Gobanimo
Hawenka waa lafdhabarta qarankani leyahay iyaga laantodna nin kursi xila kugulaysta wala barlaman wala madaxwayne 
Hadana inan rag inay gabadhi soo garab istagto maogola 
Waxba kolba siyasi banan tagani idin gacan haadin kuwii horaba waad kuhungowdene 
Hadaba haweenka qaranka soamliland cadowgoga kowaad waa isla iyaga 
Gabadhna " gabadh Hanleh matagerto 
Hadaba waxan raba inan xoga katabto shan qodob oo hawenka hortagan inay xaqogi siyasi helan 
Qabyalada oo hawenku ugu hiliyan raga kurasta uordaya 
Tasoo dhinaca kale gabadh aanay rernimo anay ugu hilin iyo sikalaba
Kolba gabadha wasir noqota oo kashaqaysa inanay gabadh kale
  Mashraxa siyasada soo korin 
Gabadha rerkay kadhalatay masharixikaran oo dhaqankeni hora didaya 
Oo rerku cebu uarka waar rerku maragbu wayay ayay odhanayan 
Gabadhu rerkay udhaxday oo iyana aanay dhaqan ahayn intuu odaygedu kaxeyo inuu tolki kuyidhahdo gabadhayda sharaxa tasoo ceebwayn loo arko dhaqan ahaan.
Tashanad haweenka oon iyagu dhexdoda madaxtinimo isku ogolayn 
Aqon iyo qabil tona 
Haday isgaranayan iyo hadanay isgaranayn 
Waanad yabaysa dagalka dhexyala ee xinka ubadan iyadonay jirin waxay hore iskugu qabten.
Hadana madaxwaynaha soamaliland muse bixi kotadi barlamanka iyo deganka barlamanku horgeyay golaha wasiraduna cod aqlaniyaday kuansixiyen 
Golaha barlamankuna waa hayad awod gara leh 
Iyadoo aymuqato inaynay barlamanku kotadata didanyihin 
Hadana madaxwaynaha iyo hawenkuba waa inay  dabada kasii rixan sidii loo socodsinayay
Hawenkana waxan kula talinlaha siyasi waxaa idinku xiga kolba katalada haya isagun socodka kubadiya  
Waxan maqlayay xoghayaha wadani oo arinta xukumada kudhalilay khadar 
Hadar hadalbadnantisu 
Way isburinaysa labada 
Xusbiyada  mucarid malinti xerka kotada madaxwaynuhu ansixiyay  way diden 
Marka waxan leyahay 
Xoghaye khadar ee xusbiga wadani 
Laabi laba ula 
Inaad hawenka uoydo iyo inaad kotadoda dido 
Marta nincod donaya 
Oo kadhexoya way dhafen ragina way isbarten oo cid wax uogol majirto 
Gunti iyo gaba gabadi waxaan hawena guud kula talinlaha 
Inaad istagertan dhexdina 
Caadifada qabyaladana qalbigina kasartan 
Halganka xuquq radintana aan laga daalin  
Allah mahadleh.
Siyaasi Axmed Gobanimo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured