Qaybaha Bulshada oo dal iyo dibadba soo Dhoweeyey Mooshinka Xildhibanada Guurtidu ka keenen Muddo Xileedka Asxaabta+ Xisbiyada oo lagu Eedeeyey inay Isu-bedeleen Kuwo Fashilmay oo Qabyaalada Koriyey...

0
Thursday December 06, 2018 - 02:54:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybaha Bulshada oo dal iyo dibadba soo Dhoweeyey Mooshinka Xildhibanada Guurtidu ka keenen Muddo Xileedka Asxaabta+ Xisbiyada oo lagu Eedeeyey inay Isu-bedeleen Kuwo Fashilmay oo Qabyaalada Koriyey...

    Qaybaha Bulshada oo dal iyo dibadba soo Dhoweeyey Mooshinka Xildhibanada Guurtidu ka keenen Muddo Xileedka Asxaabta+ Xisbiyada oo lagu Eedeeyey inay Isu-bedeleen Kuwo Fashilmay oo Qabyaalada Koriyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybaha Bulshada oo dal iyo dibadba soo Dhoweeyey Mooshinka Xildhibanada Guurtidu ka keenen Muddo Xileedka Asxaabta+ Xisbiyada oo lagu Eedeeyey inay Isu-bedeleen Kuwo Fashilmay oo Qabyaalada Koriyey...
Hargeysa(Xogreebnews-Qaybaha bulshada Somaliland,  ayaa si weyn usoo dhoweeyey mooshinka qaar Kamid ah mudanayaasha golaha Guurtidu kasoo gudbiyeen muddo xilleedka Xisbiyadda.
Goobaha bulshadu ku kulanta ee 
Baraha Bulshaddu ku xidhiidho Facebook iyo twitterka,  iyo sidoo kale goobaha kale la iskugu yimaado,sida suuqyada iyo meherada, ayaa labadii maalmood ee u dambaysay waxa ka socotay dood qaybaha bulshadu ku taageerayan mooshinka 11-ka mudane ee guurtida ahi ka keenen mudo xilleedka asxaabta dalka.
Dooda dadweynaha, ayaa ahayd mid bulshadu la qabto mudanayaashii mooshinka keenay, taasoo ah inay Xisbiyadu gabi-ahaanba ku tunteen shuruucdii dalka, isla markaana ka leexdeen tubtii dimuquraadiyadeed ee loo unkay, iyaggoo dib u raacay raadadkii xummaa ee qarankani kasoo gudbay.  Maadaama oo ay isku bedeleen Xisbiyo beeleed shaqsiyaad ku shaqaysto.
Bulshada doodahan qaba, ayaa mudanayasha Guurtida iyo Golaha Wakiilada usoo jeediyey inay gurmad ka sameeyan Xisbiyada dalka dib u celiyey cunfiga qabyaaladeed, sidoo kalena waxay ka codsadeen in mudo xileedka Asxaabta laga dhigo shantii sannadoodba la furo, kuwasoo la socda mudo xileedka golayasha deeganka.
Fariimahan ka imanaya bulshada ee lagu taageerayo soo gaabinta mudo xileedka Xisbinimo, ayaa ah mid ay taageero shacbiyadeed oo xoogan ay Kala kulmayaan mudanayaashasi haday meelmariyaan ajandaha ka dhan ah asxaabta qabyaalada bulshada kusoo celinaysa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured