Marwo Faadumo Siciid Waa Haldoorka Haweenka Somaliland

0
Monday June 10, 2013 - 19:35:18 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marwo Faadumo Siciid Waa Haldoorka Haweenka Somaliland

    Marwo faadumo siciid oo ka mid ah harldoorka Somaliland waxaaney ka mid aheyd dadkii tirade yaraa ee ku guuleystey barnaamijkii qiimee qofkaaga si aad qiimo u yeelato

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo faadumo siciid oo ka mid ah harldoorka Somaliland waxaaney ka mid aheyd dadkii tirade yaraa ee ku guuleystey barnaamijkii qiimee qofkaaga si aad qiimo u yeelato Sidoo kale marwo faadumo siciid waxey ka qeyb qaadata horumarinta iyo taageerista danyarta Somaliland iyadoo 20 sane ee ugu damebeeyey qeyb libaax leh ka qaadtey kuna dhex jirtey ururada samo falka ee dadka tabaaleysan u gargaara sidoo kale waxey hiil iyo hooba la garab istaagtaa marwo faadumo siciid dhalinyarta reer Somaliland haddey noqoto dhiirigelinta sports-ka iyo wax barashada , waxa aad loogu
Marwo faadumo siciid waa sidii Qorax Ifaysa oo soo baxaday!! waa Dayax shan iyo tobnaad oo mugiisii bu uxsaday!! Waa shaqsiyad ku sifowdey howl karnimo iyo karti buuxda Wa shaqsiyad ku amanan meesha ay wax ka qabanaso amaba habka iyo hananka ay wax u wado Waa shaqsiyad ixtiraam iyo ti x galin aan u hayo aniga iyo inta ila faca ah ee heeganka ugu jirto hadii aanu nahay bahda dhalinyarad Somaliland oo dhan.. Waa shaqsiyad ku sifowdey sida ay ugu cad cadah ay amaba ay uga dhex muuqadato bulshadadeeda iyada oo la qaybsanaysa dareenada ku xeeraan amaba hadba halka ugu daran ee ay waxa ugu haboon kala qaban karto waa shaqsiyad koobsatay runtii intaasi aan sheegay iyo in kale oo anan soo kobi Karin…

Marwo Faadumo Saciid Ibraahim waa marwo ka soo if baxday runtii inta la qayrkaa amaba ay isku jiilaka yahiin taa macnaheedu maahan in hooyoyinka kale ayana wax ka soo qad lahayn laakin way jiraan kuwo iyaga laftoodu hal door ah laakin runtii marwo fadumo saciid ibraahim waa shaqsiga ka liyaata ee u ban baxay amaba u kaliyoobay wax ka qabashada iyo taakulaynta dhalinyarada Somal iland runtii wana shaqsi marka la arko dhalinyaro amaba lagu soo xasuusto waxaana taasi marag ma doon u ah amaba markhaati cad uga ah sida ay ugala qayb qadato amaba ay had iyo jeer heeg anka ugu tagay runtii dhalinyarada iyada oo aad arkaso mar walba inay dhiiri galin taakulayn iyo waliba daryeel balaadhan oo ay u fidiso dhalinyarada qaybaheda kala duwan ha ahaato xag sport ha ahaato xag dhiiri galineed ha ahaato xag taakulayn iyo tabrucaad iyo waliba in kale oo anana soo koobi KarinHaddaba todobaadkii hore ee aynu soo dhaafney waxaan arkaayey shakhsiyaad uu soo direy wasiirka arimaha dibadu kuwaas oo aflagaado gabasho laheyn kula dul kufaayey marwada sida qoraxda uga soo dhex baxdey haween weynaha Somaliland , kuwaas oo marwada ku eedeeyey waxyaabo aan sal iyo raad toona laheynHaddan marwo faadumo siciid waxey sheegtey wax cad oo aan la qarin Karin qof kaste oo reer Somaliland oo wax garanayaa uu fahmaayo , marwada ayaa waxey shacabka reer Somaliland usoo ban dhigtey shirkii ka dhacey Nairobi inaan Somaliland ku laheyn wax meeqaam sare ah oo la mid aheyd maamul goboleedyada ka jira Somalia sida puntland oo kale taas oo reer Somaliland ka wada dharagsanyihiin ayey marwo faadum kaga hadashey warsaxaafadeedkeedaas shacabka reer Somaliland ay ka markhaati kaceenHaddab wasiir meeqaam oo dugsanaaya ceeb iyo khiyaamo qaran oo uu ka galey shacabkiisa miyaa la tartami kara marwo faadumo siciid oo ka mid ah haldoorka Somaliland miyuu la tartami kara marwo faadumo siciid oo ka mid ah haldoorka Somaliland jawaabta waxan u dhaafey akhristayaashaxogreebnews.com-


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured