"Xukuumaddu umadda waxyabo badan ayey u qabatay qaarna dhowr bilod ayaa u Hadhay dhowana waa la arki doona". Siyaasi Axmed Gobanimo

Hadan hadaba soo koobo dhowr arimod oo ladhaqajiyay ama la curiyay
Dib usoo kabashada dufanadi gobolada qar nafeyay haday dugsiyadi haday tahay xarumihi cafimadka iyo wadoyinki daadku babiyay xukumadu waxbadan ayay kafulisay deganada dufanku kudhacay
Xaga beraha dowladu waxay beertay meelo wawayn oo laga beray rashin cuna sida banka xaaxi banka wajaale iyo iyo banka qolcaday kuwasoo intasoo tan oo rashina kasoo goen tarikhda marki uhoraysay somalilan
Waxaa iyana berihi loo qoday 9000kun oo qoys oodanyar ahaa kuwasoo rashinkay soosarena dowladu kaibsandonto si logu dhirigaliyo waxsosarka halmar wada goa kasoo khasare iyo jabnan kudhicijiray
Tarikhda marki uhoraysay
Ee xukumadu samaysay kayd siidhka qaranka kasoo laga sameya aburin dhinaca kalana lajojiyay sidhka dibada laga kenijiray sidhkaso beralaydu kacabatay iyagoo shegay in halmar marka labero Mardanbe mesha aanay waxdanbe kasoo baxayn.
Tarikhda marki uhoraysay oo xukumada muse samayso kaydki rashinka
Qaranka tasoo lagaga gashamandono abaraha
Dhismihina wuu socda
Tarikhda marki uhoraysay ee xukumadu sameysay barnamijka shaqo qaran kasoo lagu tababaridono
Ardayda jamacadaha iyo sakandariyada 1500 oo dhalinyara iyadoo dhaman isqoristi soo dhamatay dhawana lagu xarayndono xeryaha dararwayne iyo melo kaloo logu talo galay
Waxaa iyana mushaharki loo qoray 1000 macalin oo sitabaruca ugu shaqaynjiray iskulada dowlada
Hadaba lama soo koobikaro waxqabadka dalka kabilamay sigudban ugudmaray hadaba
Dadku waxay wakhtigoda kulumiyan muranka siyasiga waxaa jira muransiyasiya oo sawiro badan bulshada tusaya
Ilaa intay somaliland jirtay muranka iyo hebelba sidaa yidhi meel waynu kugadhiwaynay manta xukumada jirta umada waxqabadbay hordhigaysa tasana umada udana
Been aburki iyo bunbunidi
Iyo indhosarcadki xukumaduhu isticmali jiren xukumadani way jojisay hora loosoconaya waa ninki hadlayaba haiska hadlo horumarka halawado allah mahadle
Leave a comment |
|