Hargo madhan Side Hawli kama Tegin, Habaarna u dheer. W/Q Cali Cilmi Bare

0
Sunday November 18, 2018 - 19:52:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1023
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargo madhan Side Hawli kama Tegin, Habaarna u dheer. W/Q Cali Cilmi Bare

    Hargo madhan Side Hawli kama Tegin, Habaarna u dheer. W/Q Cali Cilmi Bare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargo madhan Side Hawli kama Tegin, Habaarna u dheer. W/Q Cali Cilmi Bare
Mar haddii aad Maanta oo doorashadaadii laga joogo muddo Sanad ah aad markii kuugu horeeyey ka baxday qasriga madaxtooyada oo is tidhi bal wax dumay iyo wax nool wadankii iyo dadkii Maanta soo eeg, waxay ahayd inaad markaad isku shaandhaynta aad samayso oo ay kula socdaan wejiyo Cusub oo dadku isu soo taagaayo aad baxdo, may ahayn inaad la shir tagto wax qabad la, aan iyo wax la ,aan. Madaxweyne waxay Ceebta ugu wayni tahay weli waxaanad aqoonsan oo aad is daba wadaa kuwii umadii ku jeclayd ee ku dooratay mudadaa yar ku nacsiiyey oo ay ugu horeeyaan inamada yaryar ee adeerka u tahay ee raysal wasaaraha ka noqday madaxtooyada, waxaad is hor wadaa kuwii waxma taraayaasha ahaa ee wasiirada ku taxday si qaldan, madaxweyne mar haddii socdaalkaagu uu sanad dabadii maraayo, kuwa kula socdaana ay Sambalkii uun yihiin , wax kaa horeeyaana aanay jirin , iska joogista ayaa kuu khayr badnayd ,xaalkaagu waa hargo madhan side hawli kama tegin habaarna u dheer, bal kuwan umadu ku nacday uun iska reeb,kii adiga ku nacaayaa ha ku nacee, yaanay cid kale ku nacsiin umada.
W/Q Cali Cilmi Bare 
Berbera/Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured