Guddoomiyaha TELESOM Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaanka ugu Wanaagsan ee Shirkadaha Teknoolajiyadda & Isgaadhsiinta Afrika Ee 2018...TELESOM Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed Usoo Hoysay Somaliland

0
Thursday November 15, 2018 - 22:03:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha TELESOM Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaanka ugu Wanaagsan ee Shirkadaha Teknoolajiyadda & Isgaadhsiinta Afrika Ee 2018...TELESOM Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed Usoo Hoysay Somaliland

    Guddoomiyaha TELESOM Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaanka ugu Wanaagsan ee Shirkadaha Teknoolajiyadda & Isgaadhsiinta Afrika Ee 2018...TELESOM Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed Usoo Hoysay Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha TELESOM Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hoggaanka ugu Wanaagsan ee Shirkadaha Teknoolajiyadda & Isgaadhsiinta Afrika Ee 2018...TELESOM Oo Ictiraaf Teknoolajiyadeed Usoo Hoysay Somaliland
CapeTown (Xogreebnews.com) Guddoomiyaha Telesom Cabdikariim Maxamed Iid ayaa ku guulaystay agaasimaha ugu saamaynta badan Qaaradda Afrika dhinaca teknoolajiyadda iyo isgaadhsiinta sannadka 2018.
Abaalmarintan oo loo yaqaano "AfricaCom Awards CXO of the Year” ayaa Cabdikariim Maxamed Iid lagu guddoonsiiyay magaaladda Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika.
Waa Abaalmarin Caalami ah oo lagu muujiyo hoggaamiyayaasha ku guuleystay in ay horumar ku soo kordhiyeen Isgaadhsiinta & Teknoolajigga Afrika.
Xafladdan waxaa kasoo qayb galay 14,000 oo qof oo ka socday shirkaddaha isgaadhsiinta iyo teknoolajiyadda ee qaaradda Afrika.
Shirkadda Telesom ayaa lagu soo xushay saddexdan arrimood:
Telesom waa shirkaddii ugu horreysay ee dunida ka hirgelisay adeega sarrifka lacagta mobilka (Mobile currency exchange platform)Telesom waa shirkaddii 5aad ee dunida ka hirgelisay adeega lacagta mobilka ee ZAAD.Telesom waxay kor u qaaday dhaqaalaha Somaliland isla markaana waxay bulshada usoo bandhigtay adeegyo casriga sida Cloud service iyo Vas (Value added service).



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured